quranm◉

Suurad Al-Baqarah 2:122

يَٰبَنِيٓ إِسۡرَـٰٓءِيلَ ٱذۡكُرُواْ نِعۡمَتِيَ ٱلَّتِيٓ أَنۡعَمۡتُ عَلَيۡكُمۡ وَأَنِّي فَضَّلۡتُكُمۡ عَلَى ٱلۡعَٰلَمِينَ ﴿١٢٢﴾

◉

Tarjumid

122. Ilmahii Israa’iilow! Xusuusta Nicmaddeyda aan idiinku nicmeeyey iyo inaan idinka kor marshay ummadahii (jiray waqtigiinnii).
— Abdullah Hassan Yacoub
anii Isra'iilow xusa Niemadaydii aan iddinku Nicmeeyey iyo inaan idiinka fadilay adduunka (Waqtigiinii).
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞