quranm◉

Suurad Al-Baqarah 2:115

وَلِلَّهِ ٱلۡمَشۡرِقُ وَٱلۡمَغۡرِبُۚ فَأَيۡنَمَا تُوَلُّواْ فَثَمَّ وَجۡهُ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ وَٰسِعٌ عَلِيمٞ ﴿١١٥﴾

◉

Tarjumid

115. Alle baana iska leh bariga iyo galbeedkaba, meel kastoo aad u jeedsataanna waxaa jira Wejiga Alle [23]. Hubaal Alle waa Deeq Ballaarne, wax kasta Ogsoon.
— Abdullah Hassan Yacoub
Qorax ka soo box iyo u Dhacba Eebaa iska leh, meel kastood u jeedsataanna waa Jaho Eebe (markaad Qiblada garanweydaan) Eebana waa waasac (Naxariistiisu) wax walbana og.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞