Suurad Al-Baqarah 2:95
وَلَن يَتَمَنَّوۡهُ أَبَدَۢا بِمَا قَدَّمَتۡ أَيۡدِيهِمۡۚ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلظَّـٰلِمِينَ ﴿٩٥﴾
◉
Tarjumid
95. Mase jamanayaan waligood, waxay geysteen gacmahoodu awgii (oo denbiyo ah). Alle wuu og yahay daalimiinta.
man jeelaanayaan (Geerida) waligood, waxay hormarsadeen Gacmahoodu darteed, Eebana waa ogyahay daalimiinta.