quranm◉

Suurad Ali 'Imran 3:17

ٱلصَّـٰبِرِينَ وَٱلصَّـٰدِقِينَ وَٱلۡقَٰنِتِينَ وَٱلۡمُنفِقِينَ وَٱلۡمُسۡتَغۡفِرِينَ بِٱلۡأَسۡحَارِ ﴿١٧﴾

◉

Tarjumid

17. Ee ah kuwa samra, runlowyada ah, adeeca Alle, oo wax sadaqaysta, oo (Alle) weydiista denbi dhaaf waqtiyada suxuurta.
— Abdullah Hassan Yacoub
Ee ah kuwa Samra ee Runloowga ah, ee Adeeca Eebe, ee wax bixiya, ee dambi dhaaf warsada Aroortii.
— Mahmud Muhammad Abduh

Mawduucyo · Aayad

◉ Suurad · ∞