quranm◉

Suurad Ali 'Imran 3:92

لَن تَنَالُواْ ٱلۡبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُواْ مِمَّا تُحِبُّونَۚ وَمَا تُنفِقُواْ مِن شَيۡءٖ فَإِنَّ ٱللَّهَ بِهِۦ عَلِيمٞ ﴿٩٢﴾

◉

Tarjumid

92. Marnaba ma haleeleysaan ajarka wanaagsan (ee lagu muto Jannada) jeer aad bixisaan wax ka mid ah waxaad jeceshihiin; waxaad bixisaanna oo wuxuun ah, hubaal Alle wuu Ogsoon yahay.
— Abdullah Hassan Yacoub
Ma gaadhaan sama fal intaad wax ka bixisaan waxaad jeceshihiin, waxaad bixisaana Eebe waa ogyahay.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞