quranm◉

Suurad Fatir 35:28

وَمِنَ ٱلنَّاسِ وَٱلدَّوَآبِّ وَٱلۡأَنۡعَٰمِ مُخۡتَلِفٌ أَلۡوَٰنُهُۥ كَذَٰلِكَۗ إِنَّمَا يَخۡشَى ٱللَّهَ مِنۡ عِبَادِهِ ٱلۡعُلَمَـٰٓؤُاْۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَزِيزٌ غَفُورٌ ﴿٢٨﴾

◉

Tarjumid

28. Dadka iyo nafleyda dhul ku socotada ah iyo xoolaha daaqana waa kuwo kala midab duwan sidoo kale. Sideedaba waxaa uun ka baqa Alle kuwa cilmiga leh ee ka mid ah addoomahiisa. Hubaal Alle waa Adkaade, Denbi Dhaaf Badan.
— Abdullah Hassan Yacoub
Dadka iyo dhulsocotada iyo xoolahaba waxaa ka mid ah kuwo midabadoodu kala duwanyihiin saas oo kale waxaa alle ka cabsada uun adoomadiisa culimada , eebana waa ka taladiisa u xoogbadan dhaafidna badan.
— Mahmud Muhammad Abduh

Mawduucyo · Aayad

◉ Suurad · ∞