quranm◉

Suurad Al-An'am 6:90

أُوْلَـٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ هَدَى ٱللَّهُۖ فَبِهُدَىٰهُمُ ٱقۡتَدِهۡۗ قُل لَّآ أَسۡـَٔلُكُمۡ عَلَيۡهِ أَجۡرًاۖ إِنۡ هُوَ إِلَّا ذِكۡرَىٰ لِلۡعَٰلَمِينَ ﴿٩٠﴾

◉

Tarjumid

90. Kuwaa (Nabiyada) weeye kuwa uu Alle hanuuniyey, ee raac hanuunkooda. Dheh: Idinkuma weydiisto kani (Qur’aanka) wax abaalgud ah. Wax kalena ma aha ee waa u waano uumanka.
— Abdullah Hassan Yacoub
Kuwuas (Nabiyada) waa kuwu Eebe hanuuniyey ee Hanuunkooda ku dayo. waxaadsse Dhahdaa ldin warsanmaayo ujuuro, eewaauun waanada caalamka
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞