quranm◉

Suurad Al-An'am 6:89

أُوْلَـٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ ءَاتَيۡنَٰهُمُ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡحُكۡمَ وَٱلنُّبُوَّةَۚ فَإِن يَكۡفُرۡ بِهَا هَـٰٓؤُلَآءِ فَقَدۡ وَكَّلۡنَا بِهَا قَوۡمٗا لَّيۡسُواْ بِهَا بِكَٰفِرِينَ ﴿٨٩﴾

◉

Tarjumid

89. Kuwaa waa kuwa aan siinnay Kitaabka, Xukunka iyo Nabinnimada. Hadday kuwani rumeyn diidaan, waxaan u xil saarnay qolo aan Xaqa diidin (Muslimiinta).
— Abdullah Hassan Yacoub
Kuwaasi waa kuwaan siinay Kitaabka, Xukunka Nabinimada, Hadday ka Gaaloabaanna Kuwaasu waxaan u wakiilanay Qolo aan ka gaaloobayn, (Muslimiinta).
— Mahmud Muhammad Abduh

Mawduucyo · Aayad

◉ Suurad · ∞