Suurad Al-Qalam 68:13
عُتُلِّۭ بَعۡدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ ﴿١٣﴾
◉
Tarjumid
13. macangag ah madax adag - intaasoo dhan ka sokow mid liita ah (aan nasab ahayn).
Xumaantana ku madax adag isku dhejisna ah (xumaanlow ah).