quranm◉

Suurad Al-Kahf 18:23

وَلَا تَقُولَنَّ لِشَاْيۡءٍ إِنِّي فَاعِلٞ ذَٰلِكَ غَدًا ﴿٢٣﴾

◉

Tarjumid

23. Ha odhan waxaasaan fali berritoole.
— Abdullah Hassan Yacoub
ha ku dhihin shaygaasaan fali barri.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞