quranm◉

Suurad Ali 'Imran 3:115

وَمَا يَفۡعَلُواْ مِنۡ خَيۡرٖ فَلَن يُكۡفَرُوهُۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلۡمُتَّقِينَ ﴿١١٥﴾

◉

Tarjumid

115. Waxay falaan oo khayr ahna lagama dayrin doono abaalkooda; Alle wuu Og yahay kuwa ka cabsada ee iska jira (xumaha).
— Abdullah Hassan Yacoub
Waxay Falaan oo Khayr ah laga ma qariyo (Daayo), Eebana waa ogyahay kuwa dhawrsada.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞