quranm◉

Suurad Al-Ahzab 33:44

تَحِيَّتُهُمۡ يَوۡمَ يَلۡقَوۡنَهُۥ سَلَٰمٞۚ وَأَعَدَّ لَهُمۡ أَجۡرٗا كَرِيمٗا ﴿٤٤﴾

◉

Tarjumid

44. Bariidadoodu Maalintay (Alle) la Kulmi waa Salaam: Nabad ahaada; Wuxuuna u diyaariyey abaal gud sharaf badan (Janno).
— Abdullah Hassan Yacoub
Bariidadoodu Maalintay Eebe la kulmi waa Salaan wuxuuna u darbay ajir weyn.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞