quranm◉

Suurad Ghafir 40:32

وَيَٰقَوۡمِ إِنِّيٓ أَخَافُ عَلَيۡكُمۡ يَوۡمَ ٱلتَّنَادِ ﴿٣٢﴾

◉

Tarjumid

32. Tolkaygow! Waxaan anigu idiinka cabsan Maalinta isu Yeeridda [7].
— Abdullah Hassan Yacoub
Qoomkayow waxaan idinka cabsan maalinta isu yeedhidda (Qiyaamada).
— Mahmud Muhammad Abduh

Mawduucyo · Aayad

◉ Suurad · ∞