Suurad Al-An'am 6:88
ذَٰلِكَ هُدَى ٱللَّهِ يَهۡدِي بِهِۦ مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦۚ وَلَوۡ أَشۡرَكُواْ لَحَبِطَ عَنۡهُم مَّا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ ﴿٨٨﴾
◉
Tarjumid
88. Kaasi waa hanuunka Alle uu ku hanuuniyo qofkuu doono oo ka mid ah addoomahiisa. Hadday la wadaajin lahaayeenna Alle cibaadada cid kale, waxaa ka buri lahaa waxay camal san faleen.
Kaasi waa Hanuunki Eebe wuxuu ku Hanuuniyaa Cidduu Doono oo ka mid ah Addoomadiisa hadday wax La wadaajiyaan Eebana waxaa ka Burin waxay Fali Jireen.