quranm◉

Suurad At-Tawbah 9:27

ثُمَّ يَتُوبُ ٱللَّهُ مِنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَ عَلَىٰ مَن يَشَآءُۗ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ ﴿٢٧﴾

◉

Tarjumid

27. Markaas Alle ka tawbad aqbalo intaas kaddib cidduu doono. Alle waa Denbi dhaaf Badane, Naxariis Badan.
— Abdullah Hassan Yacoub
markaas Eebe ka toobad aqbalo intaas ka dib cidduu doono Eebana waa dambi dhaafe naxariista.
— Mahmud Muhammad Abduh

◉ Suurad · ∞