نٓۚ وَٱلۡقَلَمِ وَمَا يَسۡطُرُونَ ﴿1﴾نٓۚ وَٱلۡقَلَمِ وَمَا يَسۡطُرُونَ
Transliteration: Noon waalqalami wama yasturoona
Translation: 1. Nuun [1]. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qalinka iyo waxay (malaa’igtu) qoraan.
نٓۚ وَٱلۡقَلَمِ وَمَا يَسۡطُرُونَ ﴿1﴾نٓۚ وَٱلۡقَلَمِ وَمَا يَسۡطُرُونَ
Transliteration: Noon waalqalami wama yasturoona
Translation: 1. Nuun [1]. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qalinka iyo waxay (malaa’igtu) qoraan.
مَآ أَنتَ بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ بِمَجۡنُونٖ ﴿2﴾مَآ أَنتَ بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ بِمَجۡنُونٖ
Transliteration: Ma anta biniAAmati rabbika bimajnoonin
Translation: 2. Waa igu Nicmadda Rabbigaaye, ma ahid (Muxammadow) jinnoole.
وَإِنَّ لَكَ لَأَجۡرًا غَيۡرَ مَمۡنُونٖ ﴿3﴾وَإِنَّ لَكَ لَأَجۡرًا غَيۡرَ مَمۡنُونٖ
Transliteration: Wainna laka laajran ghayra mamnoonin
Translation: 3.Waxaad leedahay (Nabiyow) ajar aan weligii go'eyn.
وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٖ ﴿4﴾وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٖ
Transliteration: Wainnaka laAAala khuluqin AAatheemin
Translation: 4. Waxaa xaqiiq kuu sugnaaday (Nabiyow) dabeecad san oo sare.
فَسَتُبۡصِرُ وَيُبۡصِرُونَ ﴿5﴾فَسَتُبۡصِرُ وَيُبۡصِرُونَ
Transliteration: Fasatubsiru wayubsiroona
Translation: 5. Marka waad arki, iyaguna (sidoo kale) way arki,
بِأَييِّكُمُ ٱلۡمَفۡتُونُ ﴿6﴾بِأَييِّكُمُ ٱلۡمَفۡتُونُ
Transliteration: Biayyikumu almaftoonu
Translation: 6. Kiinna fidmeysan (ama la cadaabo).
إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِۦ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِٱلۡمُهۡتَدِينَ ﴿7﴾إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِۦ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِٱلۡمُهۡتَدِينَ
Transliteration: Inna rabbaka huwa aAAlamu biman dalla AAan sabeelihi wahuwa aAAlamu bialmuhtadeena
Translation: 7. Hubaal Rabbigaa baa Ogsoon kan ka dhuma Jidkiisa, Isagaana Og kuwa hanuunsan.
فَلَا تُطِعِ ٱلۡمُكَذِّبِينَ ﴿8﴾فَلَا تُطِعِ ٱلۡمُكَذِّبِينَ
Transliteration: Fala tutiAAi almukaththibeena
Translation: 8. Ee ha adeecin xaq beeniyayaasha.
وَدُّواْ لَوۡ تُدۡهِنُ فَيُدۡهِنُونَ ﴿9﴾وَدُّواْ لَوۡ تُدۡهِنُ فَيُدۡهِنُونَ
Transliteration: Waddoo law tudhinu fayudhinoona
Translation: 9. Waxay jecel yihiin inaad u iilato (oo ku raacdo wax ka mid ah baadilkooda), iyaguna (markaa) kuu soo iishaan.
وَلَا تُطِعۡ كُلَّ حَلَّافٖ مَّهِينٍ ﴿10﴾وَلَا تُطِعۡ كُلَّ حَلَّافٖ مَّهِينٍ
Transliteration: Wala tutiAA kulla hallafin maheenin
Translation: 10. Oo ha adeecin mid kastoo dhaar badan qiimo laheyn.
هَمَّازٖ مَّشَّآءِۭ بِنَمِيمٖ ﴿11﴾هَمَّازٖ مَّشَّآءِۭ بِنَمِيمٖ
Transliteration: Hammazin mashshain binameemin
Translation: 11. Xamasho badan, u socod badan dira diro (nabiibiye ah).
مَّنَّاعٖ لِّلۡخَيۡرِ مُعۡتَدٍ أَثِيمٍ ﴿12﴾مَّنَّاعٖ لِّلۡخَيۡرِ مُعۡتَدٍ أَثِيمٍ
Transliteration: MannaAAin lilkhayri muAAtadin atheemin
Translation: 12. Khayr diid, xad-gudbe, denbi badan.
عُتُلِّۭ بَعۡدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ ﴿13﴾عُتُلِّۭ بَعۡدَ ذَٰلِكَ زَنِيمٍ
Transliteration: AAutullin baAAda thalika zaneemin
Translation: 13. macangag ah madax adag - intaasoo dhan ka sokow mid liita ah (aan nasab ahayn).
أَن كَانَ ذَا مَالٖ وَبَنِينَ ﴿14﴾أَن كَانَ ذَا مَالٖ وَبَنِينَ
Transliteration: An kana tha malin wabaneena
Translation: 14. Haba lahaadee maal iyo wiilal.
إِذَا تُتۡلَىٰ عَلَيۡهِ ءَايَٰتُنَا قَالَ أَسَٰطِيرُ ٱلۡأَوَّلِينَ ﴿15﴾إِذَا تُتۡلَىٰ عَلَيۡهِ ءَايَٰتُنَا قَالَ أَسَٰطِيرُ ٱلۡأَوَّلِينَ
Transliteration: Itha tutla AAalayhi ayatuna qala asateeru alawwaleena
Translation: 15. Kaasoo marka Aayadahayaga loo akhriyo, yidhaahda: Waa sheekooyinkii kuwii hore.
سَنَسِمُهُۥ عَلَى ٱلۡخُرۡطُومِ ﴿16﴾سَنَسِمُهُۥ عَلَى ٱلۡخُرۡطُومِ
Transliteration: Sanasimuhu AAala alkhurtoomi
Translation: 16. Waxaanu ka calaameyn sanqaroorka dushiisa.
إِنَّا بَلَوۡنَٰهُمۡ كَمَا بَلَوۡنَآ أَصۡحَٰبَ ٱلۡجَنَّةِ إِذۡ أَقۡسَمُواْ لَيَصۡرِمُنَّهَا مُصۡبِحِينَ ﴿17﴾إِنَّا بَلَوۡنَٰهُمۡ كَمَا بَلَوۡنَآ أَصۡحَٰبَ ٱلۡجَنَّةِ إِذۡ أَقۡسَمُواْ لَيَصۡرِمُنَّهَا مُصۡبِحِينَ
Transliteration: Inna balawnahum kama balawna ashaba aljannati ith aqsamoo layasrimunnaha musbiheena
Translation: 17. Waxaanu u imtixaannay sidaanu u imtixaannay qoladii iska lahaa beerta, markay ku dhaarteen inay goosanayaan midhaheeda aroorta hore.
وَلَا يَسۡتَثۡنُونَ ﴿18﴾وَلَا يَسۡتَثۡنُونَ
Transliteration: Wala yastathnoona
Translation: 18. Iyagoon dhihin inshaa Allaah (dooneyna inay qayb u dhigaan saboolka).
فَطَافَ عَلَيۡهَا طَآئِفٞ مِّن رَّبِّكَ وَهُمۡ نَآئِمُونَ ﴿19﴾فَطَافَ عَلَيۡهَا طَآئِفٞ مِّن رَّبِّكَ وَهُمۡ نَآئِمُونَ
Transliteration: Fatafa AAalayha taifun min rabbika wahum naimoona
Translation: 19. Markaasaa waxaa uga yimid amar (dab) xagga Rabbigaa habeennimadii (oo beertii gubatay) intay hurdeen.
فَأَصۡبَحَتۡ كَٱلصَّرِيمِ ﴿20﴾فَأَصۡبَحَتۡ كَٱلصَّرِيمِ
Transliteration: Faasbahat kaalssareemi
Translation: 20. Markaasay noqotay sida xaabo madoobaatay oo la shafay.
فَتَنَادَوۡاْ مُصۡبِحِينَ ﴿21﴾فَتَنَادَوۡاْ مُصۡبِحِينَ
Transliteration: Fatanadaw musbiheena
Translation: 21. Waxay isu dhawaaqeen subaxnimadii,
أَنِ ٱغۡدُواْ عَلَىٰ حَرۡثِكُمۡ إِن كُنتُمۡ صَٰرِمِينَ ﴿22﴾أَنِ ٱغۡدُواْ عَلَىٰ حَرۡثِكُمۡ إِن كُنتُمۡ صَٰرِمِينَ
Transliteration: Ani ighdoo AAala harthikum in kuntum sarimeena
Translation: 22. iyagoo leh: Ku kallaha beertiinna haddaad goosanaysaan midhaha.
فَٱنطَلَقُواْ وَهُمۡ يَتَخَٰفَتُونَ ﴿23﴾فَٱنطَلَقُواْ وَهُمۡ يَتَخَٰفَتُونَ
Transliteration: Faintalaqoo wahum yatakhafatoona
Translation: 23. Markaasay tageen iyagoo ku wada tashaday si qarsoodi ah,
أَن لَّا يَدۡخُلَنَّهَا ٱلۡيَوۡمَ عَلَيۡكُم مِّسۡكِينٞ ﴿24﴾أَن لَّا يَدۡخُلَنَّهَا ٱلۡيَوۡمَ عَلَيۡكُم مِّسۡكِينٞ
Transliteration: An la yadkhulannaha alyawma AAalaykum miskeenun
Translation: 24. Inuusan qof miskiin ah u soo gelin maanta (beerta, waxnana siin).
وَغَدَوۡاْ عَلَىٰ حَرۡدٖ قَٰدِرِينَ ﴿25﴾وَغَدَوۡاْ عَلَىٰ حَرۡدٖ قَٰدِرِينَ
Transliteration: Waghadaw AAala hardin qadireena
Translation: 25. Waxayna kallaheen subaxii hore iyagoo go’aansan inay (beerta) ka celiyaan (masaakiinta).
فَلَمَّا رَأَوۡهَا قَالُوٓاْ إِنَّا لَضَآلُّونَ ﴿26﴾فَلَمَّا رَأَوۡهَا قَالُوٓاْ إِنَّا لَضَآلُّونَ
Transliteration: Falamma raawha qaloo inna ladalloona
Translation: 26. Markayse arkeen beertii, waxay yidhaahdeen: xaqiiq waanu dhunnay.
بَلۡ نَحۡنُ مَحۡرُومُونَ ﴿27﴾بَلۡ نَحۡنُ مَحۡرُومُونَ
Transliteration: Bal nahnu mahroomoona
Translation: 27. Mayee, waa la ina hoojiyey .
قَالَ أَوۡسَطُهُمۡ أَلَمۡ أَقُل لَّكُمۡ لَوۡلَا تُسَبِّحُونَ ﴿28﴾قَالَ أَوۡسَطُهُمۡ أَلَمۡ أَقُل لَّكُمۡ لَوۡلَا تُسَبِّحُونَ
Transliteration: Qala awsatuhum alam aqul lakum lawla tusabbihoona
Translation: 28. Koodii u wanaagsanaa baa yidhi: Miyaana idinku odhan: (Alle) u tasbiixsada oo hufa?
قَالُواْ سُبۡحَٰنَ رَبِّنَآ إِنَّا كُنَّا ظَٰلِمِينَ ﴿29﴾قَالُواْ سُبۡحَٰنَ رَبِّنَآ إِنَّا كُنَّا ظَٰلِمِينَ
Transliteration: Qaloo subhana rabbina inna kunna thalimeena
Translation: 29. Waxay yidhaahdeen: Xurmoo idil waxaa iska leh oo ceeb iyo nuqsaan ka hufan Rabbigeen. Hubaal Waanu gefnay.
فَأَقۡبَلَ بَعۡضُهُمۡ عَلَىٰ بَعۡضٖ يَتَلَٰوَمُونَ ﴿30﴾فَأَقۡبَلَ بَعۡضُهُمۡ عَلَىٰ بَعۡضٖ يَتَلَٰوَمُونَ
Transliteration: Faaqbala baAAduhum AAala baAAdin yatalawamoona
Translation: 30. Markaasaa qaarba qaar ka hor jeesaday iyagoo is eedeynaya.
قَالُواْ يَٰوَيۡلَنَآ إِنَّا كُنَّا طَٰغِينَ ﴿31﴾قَالُواْ يَٰوَيۡلَنَآ إِنَّا كُنَّا طَٰغِينَ
Transliteration: Qaloo ya waylana inna kunna tagheena
Translation: 31. Waxay yidhaahdeen: Magaceen ba'ye, waanu xadgudubnay.
عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبۡدِلَنَا خَيۡرٗا مِّنۡهَآ إِنَّآ إِلَىٰ رَبِّنَا رَٰغِبُونَ ﴿32﴾عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبۡدِلَنَا خَيۡرٗا مِّنۡهَآ إِنَّآ إِلَىٰ رَبِّنَا رَٰغِبُونَ
Transliteration: AAasa rabbuna an yubdilana khayran minha inna ila rabbina raghiboona
Translation: 32. Waa intaasoo Rabbigeen noogu beddelo beer ka wanaagsan, Isagaan innagu xaqiiq khayr ka rajeyne.
كَذَٰلِكَ ٱلۡعَذَابُۖ وَلَعَذَابُ ٱلۡأٓخِرَةِ أَكۡبَرُۚ لَوۡ كَانُواْ يَعۡلَمُونَ ﴿33﴾كَذَٰلِكَ ٱلۡعَذَابُۖ وَلَعَذَابُ ٱلۡأٓخِرَةِ أَكۡبَرُۚ لَوۡ كَانُواْ يَعۡلَمُونَ
Transliteration: Kathalika alAAathabu walaAAathabu alakhirati akbaru law kanoo yaAAlamoona
Translation: 33. Waa sidaas cadaabku. Cadaabka Aakhiraana ka sii weyn. Hadday ogaan lahaayeen.
إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ عِندَ رَبِّهِمۡ جَنَّـٰتِ ٱلنَّعِيمِ ﴿34﴾إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ عِندَ رَبِّهِمۡ جَنَّـٰتِ ٱلنَّعِيمِ
Transliteration: Inna lilmuttaqeena AAinda rabbihim jannati alnnaAAeemi
Translation: 34. Hubaal kuwa Alle ka cabsada (oo ka dhowrsada xumaha) waxay leeyihiin Rabbigood agtiisa Jannooyin barwaaqo ah.
أَفَنَجۡعَلُ ٱلۡمُسۡلِمِينَ كَٱلۡمُجۡرِمِينَ ﴿35﴾أَفَنَجۡعَلُ ٱلۡمُسۡلِمِينَ كَٱلۡمُجۡرِمِينَ
Transliteration: AfanajAAalu almuslimeena kaalmujrimeena
Translation: 35. Ma Muslimiinta (Alle u hoggaansan) baanu kala mid dhigi denbiilayaasha.
مَا لَكُمۡ كَيۡفَ تَحۡكُمُونَ ﴿36﴾مَا لَكُمۡ كَيۡفَ تَحۡكُمُونَ
Transliteration: Ma lakum kayfa tahkumoona
Translation: 36. Maxaad leedihiin? Sidee baad wax u xukumeysaan?
أَمۡ لَكُمۡ كِتَٰبٞ فِيهِ تَدۡرُسُونَ ﴿37﴾أَمۡ لَكُمۡ كِتَٰبٞ فِيهِ تَدۡرُسُونَ
Transliteration: Am lakum kitabun feehi tadrusoona
Translation: 37. Mise waxaad heysataan kitaab aad ka akhrisataan -
إِنَّ لَكُمۡ فِيهِ لَمَا تَخَيَّرُونَ ﴿38﴾إِنَّ لَكُمۡ فِيهِ لَمَا تَخَيَّرُونَ
Transliteration: Inna lakum feehi lama takhayyaroona
Translation: 38. Inaad heleysaan waxaad doorataanba?
أَمۡ لَكُمۡ أَيۡمَٰنٌ عَلَيۡنَا بَٰلِغَةٌ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ إِنَّ لَكُمۡ لَمَا تَحۡكُمُونَ ﴿39﴾أَمۡ لَكُمۡ أَيۡمَٰنٌ عَلَيۡنَا بَٰلِغَةٌ إِلَىٰ يَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ إِنَّ لَكُمۡ لَمَا تَحۡكُمُونَ
Transliteration: Am lakum aymanun AAalayna balighatun ila yawmi alqiyamati inna lakum lama tahkumoona
Translation: 39. Mise waxaad naga heysataan ballan Xaggayaga ah lagu adkeeyey dhaar gaaraysa ilaa Maalinta Qiyaamaha inaad heleysaan waxaad doontaanba?
سَلۡهُمۡ أَيُّهُم بِذَٰلِكَ زَعِيمٌ ﴿40﴾سَلۡهُمۡ أَيُّهُم بِذَٰلِكَ زَعِيمٌ
Transliteration: Salhum ayyuhum bithalika zaAAeemun
Translation: 40. Weydii kooda uga ah arrinkaas damiin.
أَمۡ لَهُمۡ شُرَكَآءُ فَلۡيَأۡتُواْ بِشُرَكَآئِهِمۡ إِن كَانُواْ صَٰدِقِينَ ﴿41﴾أَمۡ لَهُمۡ شُرَكَآءُ فَلۡيَأۡتُواْ بِشُرَكَآئِهِمۡ إِن كَانُواْ صَٰدِقِينَ
Transliteration: Am lahum shurakao falyatoo bishurakaihim in kanoo sadiqeena
Translation: 41. Mise waxay leeyihiin shariigyo (ilaahyo u soo gargaaraya), marka ha keenaan shariigyadooda hadday run sheegayaan.
يَوۡمَ يُكۡشَفُ عَن سَاقٖ وَيُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ ﴿42﴾يَوۡمَ يُكۡشَفُ عَن سَاقٖ وَيُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ فَلَا يَسۡتَطِيعُونَ
Transliteration: Yawma yukshafu AAan saqin wayudAAawna ila alssujoodi fala yastateeAAoona
Translation: 42. Maalinta (Qiyaamada) marka dhudhunka la feydo 'dhudhunka Alle' [2] oo loogu yeedho inay sujuudaan, mase karayaan inay sujuudaan (waa gaalada iyo munaafiqiinta).
خَٰشِعَةً أَبۡصَٰرُهُمۡ تَرۡهَقُهُمۡ ذِلَّةٞۖ وَقَدۡ كَانُواْ يُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ وَهُمۡ سَٰلِمُونَ ﴿43﴾خَٰشِعَةً أَبۡصَٰرُهُمۡ تَرۡهَقُهُمۡ ذِلَّةٞۖ وَقَدۡ كَانُواْ يُدۡعَوۡنَ إِلَى ٱلسُّجُودِ وَهُمۡ سَٰلِمُونَ
Transliteration: KhashiAAatan absaruhum tarhaquhum thillatun waqad kanoo yudAAawna ila alssujoodi wahum salimoona
Translation: 43. Indhahoodu hoos u rogan yihiin, dulli baa dabooli; waxaana loogu yeedhi jirey inay sujuudaan iyagoo fayow 'mase yeelin'.
فَذَرۡنِي وَمَن يُكَذِّبُ بِهَٰذَا ٱلۡحَدِيثِۖ سَنَسۡتَدۡرِجُهُم مِّنۡ حَيۡثُ لَا يَعۡلَمُونَ ﴿44﴾فَذَرۡنِي وَمَن يُكَذِّبُ بِهَٰذَا ٱلۡحَدِيثِۖ سَنَسۡتَدۡرِجُهُم مِّنۡ حَيۡثُ لَا يَعۡلَمُونَ
Transliteration: Fatharnee waman yukaththibu bihatha alhadeethi sanastadrijuhum min haythu la yaAAlamoona
Translation: 44. Ee isu kaana daa Aniga iyo kuwa beeniya warkan (Qur’aanka); waxaan ka qaban si heerar ah meel aysan fileyn.
وَأُمۡلِي لَهُمۡۚ إِنَّ كَيۡدِي مَتِينٌ ﴿45﴾وَأُمۡلِي لَهُمۡۚ إِنَّ كَيۡدِي مَتِينٌ
Transliteration: Waomlee lahum inna kaydee mateenun
Translation: 45. Waan u seeto dheereyn, hubaal, tabteydu waa mid sugan oo adag.
أَمۡ تَسۡـَٔلُهُمۡ أَجۡرٗا فَهُم مِّن مَّغۡرَمٖ مُّثۡقَلُونَ ﴿46﴾أَمۡ تَسۡـَٔلُهُمۡ أَجۡرٗا فَهُم مِّن مَّغۡرَمٖ مُّثۡقَلُونَ
Transliteration: Am tasaluhum ajran fahum min maghramin muthqaloona
Translation: 46. Mise waxaad weydiisataa ujro, sidaa awgeed bay la culaabeysan yihiin deyn?
أَمۡ عِندَهُمُ ٱلۡغَيۡبُ فَهُمۡ يَكۡتُبُونَ ﴿47﴾أَمۡ عِندَهُمُ ٱلۡغَيۡبُ فَهُمۡ يَكۡتُبُونَ
Transliteration: Am AAindahumu alghaybu fahum yaktuboona
Translation: 47. Mise cilmiga waxaan muuqan bay hayaan, sidaas darteed iyagu qoraan?
فَٱصۡبِرۡ لِحُكۡمِ رَبِّكَ وَلَا تَكُن كَصَاحِبِ ٱلۡحُوتِ إِذۡ نَادَىٰ وَهُوَ مَكۡظُومٞ ﴿48﴾فَٱصۡبِرۡ لِحُكۡمِ رَبِّكَ وَلَا تَكُن كَصَاحِبِ ٱلۡحُوتِ إِذۡ نَادَىٰ وَهُوَ مَكۡظُومٞ
Transliteration: Faisbir lihukmi rabbika wala takun kasahibi alhooti ith nada wahuwa makthoomun
Translation: 48. Ee ku samir Xukunka Rabbigaa, oo ha noqonnin sida (Nabi Yuunus) rafiiqii nibiriga - markuu noo yeedhay isagoo walbahaarsan,
لَّوۡلَآ أَن تَدَٰرَكَهُۥ نِعۡمَةٞ مِّن رَّبِّهِۦ لَنُبِذَ بِٱلۡعَرَآءِ وَهُوَ مَذۡمُومٞ ﴿49﴾لَّوۡلَآ أَن تَدَٰرَكَهُۥ نِعۡمَةٞ مِّن رَّبِّهِۦ لَنُبِذَ بِٱلۡعَرَآءِ وَهُوَ مَذۡمُومٞ
Transliteration: Lawla an tadarakahu niAAmatun min rabbihi lanubitha bialAAarai wahuwa mathmoomun
Translation: 49. Haddaysan Nicmad xagga Rabbigi ah haleesheen, waxaa lagu tuuri lahaa cidla’ bannaan isagoo eedeysan.
فَٱجۡتَبَٰهُ رَبُّهُۥ فَجَعَلَهُۥ مِنَ ٱلصَّـٰلِحِينَ ﴿50﴾فَٱجۡتَبَٰهُ رَبُّهُۥ فَجَعَلَهُۥ مِنَ ٱلصَّـٰلِحِينَ
Transliteration: Faijtabahu rabbuhu fajaAAalahu mina alssaliheena
Translation: 50. Rabbigiis baase doortay, kana mid yeelay kuwa wanaagsan.
وَإِن يَكَادُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَيُزۡلِقُونَكَ بِأَبۡصَٰرِهِمۡ لَمَّا سَمِعُواْ ٱلذِّكۡرَ وَيَقُولُونَ إِنَّهُۥ لَمَجۡنُونٞ ﴿51﴾وَإِن يَكَادُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَيُزۡلِقُونَكَ بِأَبۡصَٰرِهِمۡ لَمَّا سَمِعُواْ ٱلذِّكۡرَ وَيَقُولُونَ إِنَّهُۥ لَمَجۡنُونٞ
Transliteration: Wain yakadu allatheena kafaroo layuzliqoonaka biabsarihim lamma samiAAoo alththikra wayaqooloona innahu lamajnoonun
Translation: 51. Kuwaa gaalada ahise waxay sigaan inay kugu gubaan indhahooda (dhabatoda) naceyb gala awgiis markay maqlaan Waanada (Qur’aankan); waxayna yidhaahdaan: Kani waa jinnoole.
وَمَا هُوَ إِلَّا ذِكۡرٞ لِّلۡعَٰلَمِينَ ﴿52﴾وَمَا هُوَ إِلَّا ذِكۡرٞ لِّلۡعَٰلَمِينَ
Transliteration: Wama huwa illa thikrun lilAAalameena
Translation: 52. Ma se ah (Qur’aanka) wax kale aan aheyn Waano ku socota ummadahoo dhan.
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download