إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ ﴿1﴾إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ
Transliteration: Inna anzalnahu fee laylati alqadri
Translation: 1. Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ ﴿1﴾إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ
Transliteration: Inna anzalnahu fee laylati alqadri
Translation: 1. Waxaanu xaqiiq soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qadarka.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ ﴿2﴾وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ
Transliteration: Wama adraka ma laylatu alqadri
Translation: 2. Maxaa ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qadarku yahay?
لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ ﴿3﴾لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ
Transliteration: Laylatu alqadri khayrun min alfi shahrin
Translation: 3. Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood [1].
تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٖ ﴿4﴾تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٖ
Transliteration: Tanazzalu almalaikatu waalrroohu feeha biithni rabbihim min kulli amrin
Translation: 4. Malaa’igta iyo Jabriil baa la soo dega (habeenkaa) Idanka Rabbigood arrin walba oo xukun ah,
سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ ﴿5﴾سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ
Transliteration: Salamun hiya hatta matlaAAi alfajri
Translation: 5. Nabad weeye (habeenkaa) ilaa waagu ka baryo [2].
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download