بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿1﴾بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Transliteration: Bismi Allahi alrrahmani alrraheemi
Translation: 1. Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿1﴾بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Transliteration: Bismi Allahi alrrahmani alrraheemi
Translation: 1. Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ﴿2﴾ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Transliteration: Alhamdu lillahi rabbi alAAalameena
Translation: 2. Ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka.
ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿3﴾ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Transliteration: Alrrahmani alrraheemi
Translation: 3. Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista Badan [1].
مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ ﴿4﴾مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ
Transliteration: Maliki yawmi alddeeni
Translation: 4. Boqorka Maalinta Jaazeynta [2].
إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ ﴿5﴾إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ
Transliteration: Iyyaka naAAbudu waiyyaka nastaAAeenu
Translation: 5. Adigoo Keliya baynu (Allow) ku caabudi, oo Adigoo Keliya baynu ku weydiisan kaalmo.
ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ﴿6﴾ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ
Transliteration: Ihdina alssirata almustaqeema
Translation: 6. Nagu hanuuni (oo sug) Jidka Toosan.
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ﴿7﴾صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ
Transliteration: Sirata allatheena anAAamta AAalayhim ghayri almaghdoobi AAalayhim wala alddalleena
Translation: 7. Jidka kuwa aad u Nicmaysay [3], aan aheyn (jidka) kuwa loo cadhooday [4] iyo (jidka) kuwa lunsan midna [5].
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download