quranm◉

Surah Al-Falaq transliteration

◉ Suurad · ∞

113:1

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ﴿1﴾

Transliteration: Qul aAAoothu birabbi alfalaqi

Translation: 1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),

113:2

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿2﴾

Transliteration: Min sharri ma khalaqa

Translation: 2. Sharka wuxuu abuuray;

113:3

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿3﴾

Transliteration: Wamin sharri ghasiqin itha waqaba

Translation: 3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).

113:4

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّـٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ ﴿4﴾

Transliteration: Wamin sharri alnnaffathati fee alAAuqadi

Translation: 4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).

113:5

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿5﴾

Transliteration: Wamin sharri hasidin itha hasada

Translation: 5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download