لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ ﴿1﴾لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ
Transliteration: La oqsimu biyawmi alqiyamati
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay Maalinta Qiyaamaha.
لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ ﴿1﴾لَآ أُقۡسِمُ بِيَوۡمِ ٱلۡقِيَٰمَةِ
Transliteration: La oqsimu biyawmi alqiyamati
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay Maalinta Qiyaamaha.
وَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلنَّفۡسِ ٱللَّوَّامَةِ ﴿2﴾وَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلنَّفۡسِ ٱللَّوَّامَةِ
Transliteration: Wala oqsimu bialnnafsi allawwamati
Translation: 2. Waxaan (kaloo) ku dhaartay nafta is eedda [1] 'in la idin soo bixin Aakhirada'.
أَيَحۡسَبُ ٱلۡإِنسَٰنُ أَلَّن نَّجۡمَعَ عِظَامَهُۥ ﴿3﴾أَيَحۡسَبُ ٱلۡإِنسَٰنُ أَلَّن نَّجۡمَعَ عِظَامَهُۥ
Transliteration: Ayahsabu alinsanu allan najmaAAa AAithamahu
Translation: 3. Ma wuxuu aadmigu moodaa inaanaan isu soo kulmineyn lafahiisa?
بَلَىٰ قَٰدِرِينَ عَلَىٰٓ أَن نُّسَوِّيَ بَنَانَهُۥ ﴿4﴾بَلَىٰ قَٰدِرِينَ عَلَىٰٓ أَن نُّسَوِّيَ بَنَانَهُۥ
Transliteration: Bala qadireena AAala an nusawwiya bananahu
Translation: 4. Haayoo, Waxaan karnaa inaan sinno oo sidoodii ka yeelno farahiisa oo dhan.
بَلۡ يُرِيدُ ٱلۡإِنسَٰنُ لِيَفۡجُرَ أَمَامَهُۥ ﴿5﴾بَلۡ يُرِيدُ ٱلۡإِنسَٰنُ لِيَفۡجُرَ أَمَامَهُۥ
Transliteration: Bal yureedu alinsanu liyafjura amamahu
Translation: 5. Wuxuuse Aadmigu dooni inuu beeniyo waxa ka horreeya 'ee sugaya' [2].
يَسۡـَٔلُ أَيَّانَ يَوۡمُ ٱلۡقِيَٰمَةِ ﴿6﴾يَسۡـَٔلُ أَيَّانَ يَوۡمُ ٱلۡقِيَٰمَةِ
Transliteration: Yasalu ayyana yawmu alqiyamati
Translation: 6. Wuxuu weydiin: Waa Goorma Maalinta Qiyaamaha?
فَإِذَا بَرِقَ ٱلۡبَصَرُ ﴿7﴾فَإِذَا بَرِقَ ٱلۡبَصَرُ
Transliteration: Faitha bariqa albasaru
Translation: 7. Ee marka araggu argagaxo (taagmo).
وَخَسَفَ ٱلۡقَمَرُ ﴿8﴾وَخَسَفَ ٱلۡقَمَرُ
Transliteration: Wakhasafa alqamaru
Translation: 8. Oo dayaxu madoobaado.
وَجُمِعَ ٱلشَّمۡسُ وَٱلۡقَمَرُ ﴿9﴾وَجُمِعَ ٱلشَّمۡسُ وَٱلۡقَمَرُ
Transliteration: WajumiAAa alshshamsu waalqamaru
Translation: 9. Oo la kulmiyo qorraxda iyo dayaxa.
يَقُولُ ٱلۡإِنسَٰنُ يَوۡمَئِذٍ أَيۡنَ ٱلۡمَفَرُّ ﴿10﴾يَقُولُ ٱلۡإِنسَٰنُ يَوۡمَئِذٍ أَيۡنَ ٱلۡمَفَرُّ
Transliteration: Yaqoolu alinsanu yawmaithin ayna almafarru
Translation: 10. Aadmigu wuxuu Maalintaas odhan: Xaggee loo cararaa?
كَلَّا لَا وَزَرَ ﴿11﴾كَلَّا لَا وَزَرَ
Transliteration: Kalla la wazara
Translation: 11. Mayee! Ma jiro agab (meel la magan galo).
إِلَىٰ رَبِّكَ يَوۡمَئِذٍ ٱلۡمُسۡتَقَرُّ ﴿12﴾إِلَىٰ رَبِّكَ يَوۡمَئِذٍ ٱلۡمُسۡتَقَرُّ
Transliteration: Ila rabbika yawmaithin almustaqarru
Translation: 12. Xagga Rabbigaa (Keliya) buu ahaan Maalintaa meesha agabka ah.
يُنَبَّؤُاْ ٱلۡإِنسَٰنُ يَوۡمَئِذِۭ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ ﴿13﴾يُنَبَّؤُاْ ٱلۡإِنسَٰنُ يَوۡمَئِذِۭ بِمَا قَدَّمَ وَأَخَّرَ
Transliteration: Yunabbao alinsanu yawmaithin bima qaddama waakhkhara
Translation: 13. Waxaa looga warrami Aadmiga Maalintaas wuxuu hormarsaday iyo wuxuu dib marsaday.
بَلِ ٱلۡإِنسَٰنُ عَلَىٰ نَفۡسِهِۦ بَصِيرَةٞ ﴿14﴾بَلِ ٱلۡإِنسَٰنُ عَلَىٰ نَفۡسِهِۦ بَصِيرَةٞ
Transliteration: Bali alinsanu AAala nafsihi baseeratun
Translation: 14. Balse Aadmigu wuxuu ku marag furi naftiisa Isagaana is og.
وَلَوۡ أَلۡقَىٰ مَعَاذِيرَهُۥ ﴿15﴾وَلَوۡ أَلۡقَىٰ مَعَاذِيرَهُۥ
Transliteration: Walaw alqa maAAatheerahu
Translation: 15. Si kasta hadduu u cudurdaarto (wax uma tarto cudur daarasho).
لَا تُحَرِّكۡ بِهِۦ لِسَانَكَ لِتَعۡجَلَ بِهِۦٓ ﴿16﴾لَا تُحَرِّكۡ بِهِۦ لِسَانَكَ لِتَعۡجَلَ بِهِۦٓ
Transliteration: La tuharrik bihi lisanaka litaAAjala bihi
Translation: 16. Ha ku dhaqaajin (Nabiyow) carrabkaaga (markuu Waxyigu soo degayo) inaad ku degdegto (Qur’aanka akhrintiisa).
إِنَّ عَلَيۡنَا جَمۡعَهُۥ وَقُرۡءَانَهُۥ ﴿17﴾إِنَّ عَلَيۡنَا جَمۡعَهُۥ وَقُرۡءَانَهُۥ
Transliteration: Inna AAalayna jamAAahu waquranahu
Translation: 17. Xaqiiq, waa xil Annaga na saaran inaan ku kulminno (laabtaada, ku xifdisiinno) oo kuu (sahalno) akhrintiisa (iyo fahankiisa).
فَإِذَا قَرَأۡنَٰهُ فَٱتَّبِعۡ قُرۡءَانَهُۥ ﴿18﴾فَإِذَا قَرَأۡنَٰهُ فَٱتَّبِعۡ قُرۡءَانَهُۥ
Transliteration: Faitha qaranahu faittabiAA quranahu
Translation: 18. Ee markaan akhrinno (Jabriil kuu akhriyo) u raarici (maqalka) akhriskiisa.
ثُمَّ إِنَّ عَلَيۡنَا بَيَانَهُۥ ﴿19﴾ثُمَّ إِنَّ عَلَيۡنَا بَيَانَهُۥ
Transliteration: Thumma inna AAalayna bayanahu
Translation: 19. Kaddib xaqiiq Annaggay na saaran tahay inaan kuu caddeyno (fasirkiisa).
كَلَّا بَلۡ تُحِبُّونَ ٱلۡعَاجِلَةَ ﴿20﴾كَلَّا بَلۡ تُحِبُّونَ ٱلۡعَاجِلَةَ
Transliteration: Kalla bal tuhibboona alAAajilata
Translation: 20. Mayee se, waxaad jeceshihiin noloshatan (adduunka) ee durba tageysa.
وَتَذَرُونَ ٱلۡأٓخِرَةَ ﴿21﴾وَتَذَرُونَ ٱلۡأٓخِرَةَ
Transliteration: Watatharoona alakhirata
Translation: 21. Oo dayacdaan Aakhirada.
وُجُوهٞ يَوۡمَئِذٖ نَّاضِرَةٌ ﴿22﴾وُجُوهٞ يَوۡمَئِذٖ نَّاضِرَةٌ
Transliteration: Wujoohun yawmaithin nadiratun
Translation: 22. Wejiyo Maalintaas way ifi.
إِلَىٰ رَبِّهَا نَاظِرَةٞ ﴿23﴾إِلَىٰ رَبِّهَا نَاظِرَةٞ
Transliteration: Ila rabbiha nathiratun
Translation: 23. Xagga Rabbigood iyagoo eegaya;
وَوُجُوهٞ يَوۡمَئِذِۭ بَاسِرَةٞ ﴿24﴾وَوُجُوهٞ يَوۡمَئِذِۭ بَاسِرَةٞ
Transliteration: Wawujoohun yawmaithin basiratun
Translation: 24. Wejiyo (kale) Maalintaas waxay ahaan kuwo kuduudsan.
تَظُنُّ أَن يُفۡعَلَ بِهَا فَاقِرَةٞ ﴿25﴾تَظُنُّ أَن يُفۡعَلَ بِهَا فَاقِرَةٞ
Transliteration: Tathunnu an yufAAala biha faqiratun
Translation: 25. Waxay hubtaa in lagu fali balaayo weyn;
كَلَّآ إِذَا بَلَغَتِ ٱلتَّرَاقِيَ ﴿26﴾كَلَّآ إِذَا بَلَغَتِ ٱلتَّرَاقِيَ
Transliteration: Kalla itha balaghati alttaraqiya
Translation: 26. Mayee, markay (naftu) soo gaarto mirgiga (waqtiga geerida).
وَقِيلَ مَنۡۜ رَاقٖ ﴿27﴾وَقِيلَ مَنۡۜ رَاقٖ
Transliteration: Waqeela man raqin
Translation: 27. Oo la yidhaahdo: Yaa ku tufi oo dabiibi?
وَظَنَّ أَنَّهُ ٱلۡفِرَاقُ ﴿28﴾وَظَنَّ أَنَّهُ ٱلۡفِرَاقُ
Transliteration: Wathanna annahu alfiraqu
Translation: 28. Oo yaqiinsado inay tahay (waqtigii) tagidda (geerida).
وَٱلۡتَفَّتِ ٱلسَّاقُ بِٱلسَّاقِ ﴿29﴾وَٱلۡتَفَّتِ ٱلسَّاقُ بِٱلسَّاقِ
Transliteration: Wailtaffati alssaqu bialssaqi
Translation: 29.Oo lagu isku maro labada jeeni (kafno).
إِلَىٰ رَبِّكَ يَوۡمَئِذٍ ٱلۡمَسَاقُ ﴿30﴾إِلَىٰ رَبِّكَ يَوۡمَئِذٍ ٱلۡمَسَاقُ
Transliteration: Ila rabbika yawmaithin almasaqu
Translation: 30. Waa xagga Rabbigaa Maalintaas halka laysu wadaa.
فَلَا صَدَّقَ وَلَا صَلَّىٰ ﴿31﴾فَلَا صَدَّقَ وَلَا صَلَّىٰ
Transliteration: Fala saddaqa wala salla
Translation: 31. (Gaalkuse) ma rumeyn (Xaqa) mana tukan.
وَلَٰكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ﴿32﴾وَلَٰكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ
Transliteration: Walakin kaththaba watawalla
Translation: 32. Wuuse beeniyey oo jeesaday.
ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ يَتَمَطَّىٰٓ ﴿33﴾ثُمَّ ذَهَبَ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ يَتَمَطَّىٰٓ
Transliteration: Thumma thahaba ila ahlihi yatamatta
Translation: 33. Markaasuu aaday xagga ehelkiisa isagoo u socda si kibir iyo faan leh.
أَوۡلَىٰ لَكَ فَأَوۡلَىٰ ﴿34﴾أَوۡلَىٰ لَكَ فَأَوۡلَىٰ
Transliteration: Awla laka faawla
Translation: 34. Dhowaa hooggaagu oo dhowaa.
ثُمَّ أَوۡلَىٰ لَكَ فَأَوۡلَىٰٓ ﴿35﴾ثُمَّ أَوۡلَىٰ لَكَ فَأَوۡلَىٰٓ
Transliteration: Thumma awla laka faawla
Translation: 35. Haddana dhowaa hoggaagu oo dhowaa.
أَيَحۡسَبُ ٱلۡإِنسَٰنُ أَن يُتۡرَكَ سُدًى ﴿36﴾أَيَحۡسَبُ ٱلۡإِنسَٰنُ أَن يُتۡرَكَ سُدًى
Transliteration: Ayahsabu alinsanu an yutraka sudan
Translation: 36. Ma wuxuu Aadmigu moodaa in looga tegi bilaash (ujeeddo la'aan)?
أَلَمۡ يَكُ نُطۡفَةٗ مِّن مَّنِيّٖ يُمۡنَىٰ ﴿37﴾أَلَمۡ يَكُ نُطۡفَةٗ مِّن مَّنِيّٖ يُمۡنَىٰ
Transliteration: Alam yaku nutfatan min manayyin yumna
Translation: 37. Miyuusan aheyn mani-nool oo la dhibciyo?
ثُمَّ كَانَ عَلَقَةٗ فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ ﴿38﴾ثُمَّ كَانَ عَلَقَةٗ فَخَلَقَ فَسَوَّىٰ
Transliteration: Thumma kana AAalaqatan fakhalaqa fasawwa
Translation: 38. Markaas noqota xinjir oo (Alle) abuuro qaab wanaagsanna u yeelo.
فَجَعَلَ مِنۡهُ ٱلزَّوۡجَيۡنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰٓ ﴿39﴾فَجَعَلَ مِنۡهُ ٱلزَّوۡجَيۡنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰٓ
Transliteration: FajaAAala minhu alzzawjayni alththakara waalontha
Translation: 39. Oo ka yeelo labo nooc, lab iyo dheddig.
أَلَيۡسَ ذَٰلِكَ بِقَٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحۡـِۧيَ ٱلۡمَوۡتَىٰ ﴿40﴾أَلَيۡسَ ذَٰلِكَ بِقَٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحۡـِۧيَ ٱلۡمَوۡتَىٰ
Transliteration: Alaysa thalika biqadirin AAala an yuhyiya almawta
Translation: 40.Miyuusan Kaasi (Alle) awoodin inuu soo nooleeyo maytida [3]?
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download