وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلۡبُرُوجِ ﴿1﴾وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلۡبُرُوجِ
Transliteration: Waalssamai thati alburooji
Translation: 1.Waxaan ku dhaartay samada xiddigaha waaweyn leh iyo (jidadkooda).
وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلۡبُرُوجِ ﴿1﴾وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلۡبُرُوجِ
Transliteration: Waalssamai thati alburooji
Translation: 1.Waxaan ku dhaartay samada xiddigaha waaweyn leh iyo (jidadkooda).
وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡمَوۡعُودِ ﴿2﴾وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡمَوۡعُودِ
Transliteration: Waalyawmi almawAAoodi
Translation: 2. Iyo Maalinta ballanta ah (Qiyaamada).
وَشَاهِدٖ وَمَشۡهُودٖ ﴿3﴾وَشَاهِدٖ وَمَشۡهُودٖ
Transliteration: Washahidin wamashhoodin
Translation: 3. Iyo Mid marag furi oo Nabiga ah iyo kuwo lagu marag furi 'oo ummadda ah.'
قُتِلَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡأُخۡدُودِ ﴿4﴾قُتِلَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡأُخۡدُودِ
Transliteration: Qutila ashabu alukhdoodi
Translation: 4. Lacnadi ha ku dhacdo qoladii godka lahaa (mu'miniinta lagu caddibo).
ٱلنَّارِ ذَاتِ ٱلۡوَقُودِ ﴿5﴾ٱلنَّارِ ذَاتِ ٱلۡوَقُودِ
Transliteration: Alnnari thati alwaqoodi
Translation: 5. Ee ahaa dab olol iyo huritaan badan.
إِذۡ هُمۡ عَلَيۡهَا قُعُودٞ ﴿6﴾إِذۡ هُمۡ عَلَيۡهَا قُعُودٞ
Transliteration: Ith hum AAalayha quAAoodun
Translation: 6. Iyagoo (gaaladu) kor fadhiyeen (godka).
وَهُمۡ عَلَىٰ مَا يَفۡعَلُونَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ شُهُودٞ ﴿7﴾وَهُمۡ عَلَىٰ مَا يَفۡعَلُونَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ شُهُودٞ
Transliteration: Wahum AAala ma yafAAaloona bialmumineena shuhoodun
Translation: 7. Waxay ka ahaayeen goob joog waxay ku falayeen (oo gardarro ah) Mu’miniinta.
وَمَا نَقَمُواْ مِنۡهُمۡ إِلَّآ أَن يُؤۡمِنُواْ بِٱللَّهِ ٱلۡعَزِيزِ ٱلۡحَمِيدِ ﴿8﴾وَمَا نَقَمُواْ مِنۡهُمۡ إِلَّآ أَن يُؤۡمِنُواْ بِٱللَّهِ ٱلۡعَزِيزِ ٱلۡحَمِيدِ
Transliteration: Wama naqamoo minhum illa an yuminoo biAllahi alAAazeezi alhameedi
Translation: 8. Kuma ay qoonsan wax kale aan aheyn inay rumeeyeen Allaah, Adkaadaha Sharafta leh, Ammaanan.
ٱلَّذِي لَهُۥ مُلۡكُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۚ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ شَهِيدٌ ﴿9﴾ٱلَّذِي لَهُۥ مُلۡكُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۚ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ شَهِيدٌ
Transliteration: Allathee lahu mulku alssamawati waalardi waAllahu AAala kulli shayin shaheedun
Translation: 9. Ee iska leh Mulkiga (iyo Maamulka) samooyinka iyo arlada! Alle wax walba waa u Jeedaa.
إِنَّ ٱلَّذِينَ فَتَنُواْ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ وَٱلۡمُؤۡمِنَٰتِ ثُمَّ لَمۡ يَتُوبُواْ فَلَهُمۡ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمۡ عَذَابُ ٱلۡحَرِيقِ ﴿10﴾إِنَّ ٱلَّذِينَ فَتَنُواْ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ وَٱلۡمُؤۡمِنَٰتِ ثُمَّ لَمۡ يَتُوبُواْ فَلَهُمۡ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمۡ عَذَابُ ٱلۡحَرِيقِ
Transliteration: Inna allatheena fatanoo almumineena waalmuminati thumma lam yatooboo falahum AAathabu jahannama walahum AAathabu alhareeqi
Translation: 10. Xaqiiq kuwa caddiba mu’miniinta iyo mu’minooyinka, haddana aan tawbad keenin, waxay mudan cadaab Naar ah, waxayna mudan cadaab gubeysa.
إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ لَهُمۡ جَنَّـٰتٞ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُۚ ذَٰلِكَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡكَبِيرُ ﴿11﴾إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ لَهُمۡ جَنَّـٰتٞ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُۚ ذَٰلِكَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡكَبِيرُ
Transliteration: Inna allatheena amanoo waAAamiloo alssalihati lahum jannatun tajree min tahtiha alanharu thalika alfawzu alkabeeru
Translation: 11. Kuwa (Xaqa) rumeeyey oo samaha fala, waxay leeyihiin beero hoostoodu ay webiyo qulqulaan. Kaasi baa ah Liibaanta Weyn.
إِنَّ بَطۡشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ ﴿12﴾إِنَّ بَطۡشَ رَبِّكَ لَشَدِيدٌ
Transliteration: Inna batsha rabbika lashadeedun
Translation: 12. Xaqiiq, Qabashada Rabbigaa (Ciqaabtiisu) way daran tahay.
إِنَّهُۥ هُوَ يُبۡدِئُ وَيُعِيدُ ﴿13﴾إِنَّهُۥ هُوَ يُبۡدِئُ وَيُعِيدُ
Transliteration: Innahu huwa yubdio wayuAAeedu
Translation: 13. Xaqiiq (Alle) Isagaa uumay (uunka) dibna u soo nooleyn (dhimasho kaddib).
وَهُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلۡوَدُودُ ﴿14﴾وَهُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلۡوَدُودُ
Transliteration: Wahuwa alghafooru alwadoodu
Translation: 14. Waana Denbi Dhaaf Badanaha, Jecel (kuwa adeeca).
ذُو ٱلۡعَرۡشِ ٱلۡمَجِيدُ ﴿15﴾ذُو ٱلۡعَرۡشِ ٱلۡمَجِيدُ
Transliteration: Thoo alAAarshi almajeedi
Translation: 15. Ee iska leh Carshiga Sharafta Badan.
فَعَّالٞ لِّمَا يُرِيدُ ﴿16﴾فَعَّالٞ لِّمَا يُرِيدُ
Transliteration: FaAAAAalun lima yureedu
Translation: 16. Falaha Weyn ee wuxuu Doono.
هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ ٱلۡجُنُودِ ﴿17﴾هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ ٱلۡجُنُودِ
Transliteration: Hal ataka hadeethu aljunoodi
Translation: 17. Ma ku soo gaaray warka ciidammadii,
فِرۡعَوۡنَ وَثَمُودَ ﴿18﴾فِرۡعَوۡنَ وَثَمُودَ
Transliteration: FirAAawna wathamooda
Translation: 18. Fircoon iyo Thamuud?
بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ فِي تَكۡذِيبٖ ﴿19﴾بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ فِي تَكۡذِيبٖ
Transliteration: Bali allatheena kafaroo fee taktheebin
Translation: 19. Kuwase gaalooba waxay ku sugan yihiin beeninta Xaqa.
وَٱللَّهُ مِن وَرَآئِهِم مُّحِيطُۢ ﴿20﴾وَٱللَّهُ مِن وَرَآئِهِم مُّحِيطُۢ
Transliteration: WaAllahu min waraihim muheetun
Translation: 20. Allena wuu koobay (oo kama baxsan karaan).
بَلۡ هُوَ قُرۡءَانٞ مَّجِيدٞ ﴿21﴾بَلۡ هُوَ قُرۡءَانٞ مَّجِيدٞ
Transliteration: Bal huwa quranun majeedun
Translation: 21. Kani se waa Qur’aan Sharaf Badan.
فِي لَوۡحٖ مَّحۡفُوظِۭ ﴿22﴾فِي لَوۡحٖ مَّحۡفُوظِۭ
Transliteration: Fee lawhin mahfoothin
Translation: 22. Oo ku qoran Loox la dhowray (Looxul Maxfuudka).
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download