quranm◉

Surah Ad-Duhaa transliteration

◉ Suurad · ∞

93:1

وَٱلضُّحَىٰ ﴿1﴾

Transliteration: Waaldduha

Translation: 1. Waxaan ku dhaartay Barqada.

93:2

وَٱلَّيۡلِ إِذَا سَجَىٰ ﴿2﴾

Transliteration: Waallayli itha saja

Translation: 2. Iyo habeenka markuu xasilo (madoobaado).

93:3

مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ﴿3﴾

Transliteration: Ma waddaAAaka rabbuka wama qala

Translation: 3. Rabbigaa kaama tagin (Nabi Muxammadow), mana uu kuu cadhoon.

93:4

وَلَلۡأٓخِرَةُ خَيۡرٞ لَّكَ مِنَ ٱلۡأُولَىٰ ﴿4﴾

Transliteration: Walalakhiratu khayrun laka mina aloola

Translation: 4. Aakhiro baa kaaga khayr badan noloshatan (hore ee adduunka).

93:5

وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيكَ رَبُّكَ فَتَرۡضَىٰٓ ﴿5﴾

Transliteration: Walasawfa yuAAteeka rabbuka fatarda

Translation: 5. Rabbigaa baa ku siin (khayr badan), waadna raalli noqon.

93:6

أَلَمۡ يَجِدۡكَ يَتِيمٗا فَـَٔاوَىٰ ﴿6﴾

Transliteration: Alam yajidka yateeman faawa

Translation: 6. Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin?

93:7

وَوَجَدَكَ ضَآلّٗا فَهَدَىٰ ﴿7﴾

Transliteration: Wawajadaka dallan fahada

Translation: 7. Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin?

93:8

وَوَجَدَكَ عَآئِلٗا فَأَغۡنَىٰ ﴿8﴾

Transliteration: Wawajadaka AAailan faaghna

Translation: 8. Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin?

93:9

فَأَمَّا ٱلۡيَتِيمَ فَلَا تَقۡهَرۡ ﴿9﴾

Transliteration: Faamma alyateema fala taqhar

Translation: 9. Ee agoon, ha dhibin.

93:10

وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنۡهَرۡ ﴿10﴾

Transliteration: Waamma alssaila fala tanhar

Translation: 10.Kan wax ku weydiistana, ha ku qeylin.

93:11

وَأَمَّا بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثۡ ﴿11﴾

Transliteration: Waamma biniAAmati rabbika fahaddith

Translation: 11. Nicmadda Rabbigaana (Islaamka, Towxiidka, Qur'aanka, Xaqa, sheeg (oo ka mahad celi).

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download