وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ ﴿1﴾وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ
Transliteration: Waylun likulli humazatin lumazatin
Translation: 1. Hoog waxaa leh dure kasta, wax xanta.
وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ ﴿1﴾وَيۡلٞ لِّكُلِّ هُمَزَةٖ لُّمَزَةٍ
Transliteration: Waylun likulli humazatin lumazatin
Translation: 1. Hoog waxaa leh dure kasta, wax xanta.
ٱلَّذِي جَمَعَ مَالٗا وَعَدَّدَهُۥ ﴿2﴾ٱلَّذِي جَمَعَ مَالٗا وَعَدَّدَهُۥ
Transliteration: Allathee jamaAAa malan waAAaddadahu
Translation: 2. Kaasoo maal ururiya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay: sakada, iwm);
يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ ﴿3﴾يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ
Transliteration: Yahsabu anna malahu akhladahu
Translation: 3. Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin.
كَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ ﴿4﴾كَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ
Transliteration: Kalla layunbathanna fee alhutamati
Translation: 4. Mayee! Waxaa lagu tuuri burburisada.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ ﴿5﴾وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ
Transliteration: Wama adraka ma alhutamatu
Translation: 5. Maxaa ku ogeysiiyeyna waxay burburisadu tahay?
نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ ﴿6﴾نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ
Transliteration: Naru Allahi almooqadatu
Translation: 6. Waa Naar Alle oo la huriyey.
ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ ﴿7﴾ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ
Transliteration: Allatee tattaliAAu AAala alafidati
Translation: 7. Ee kor ugu baxda quluubta dushooda (iyadoo gubeysa),
إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٞ ﴿8﴾إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٞ
Transliteration: lnnaha AAalayhim musadatun
Translation: 8. Waxaa lagaga xidhi dusha (gaalada).
فِي عَمَدٖ مُّمَدَّدَةِۭ ﴿9﴾فِي عَمَدٖ مُّمَدَّدَةِۭ
Transliteration: Fee AAamadin mumaddadatin
Translation: 9. Tiirar la taagay dhexdood.
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download