quranm◉

Surah Al-Ma'un transliteration

◉ Suurad · ∞

107:1

أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ ﴿1﴾

Transliteration: Araayta allathee yukaththibu bialddeeni

Translation: 1. Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).

107:2

فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ ﴿2﴾

Transliteration: Fathalika allathee yaduAAAAu alyateema

Translation: 2. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan [1].

107:3

وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ ﴿3﴾

Transliteration: Wala yahuddu AAala taAAami almiskeeni

Translation: 3. Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka [2].

107:4

فَوَيۡلٞ لِّلۡمُصَلِّينَ ﴿4﴾

Transliteration: Fawaylun lilmusalleena

Translation: 4. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),

107:5

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ ﴿5﴾

Transliteration: Allatheena hum AAan salatihim sahoona

Translation: 5. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).

107:6

ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ ﴿6﴾

Transliteration: Allatheena hum yuraoona

Translation: 6. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.

107:7

وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ ﴿7﴾

Transliteration: WayamnaAAoona almaAAoona

Translation: 7. U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download