وَٱلنَّجۡمِ إِذَا هَوَىٰ ﴿1﴾وَٱلنَّجۡمِ إِذَا هَوَىٰ
Transliteration: Waalnnajmi itha hawa
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay xiddigaha markay dhacaan.
وَٱلنَّجۡمِ إِذَا هَوَىٰ ﴿1﴾وَٱلنَّجۡمِ إِذَا هَوَىٰ
Transliteration: Waalnnajmi itha hawa
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay xiddigaha markay dhacaan.
مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمۡ وَمَا غَوَىٰ ﴿2﴾مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمۡ وَمَا غَوَىٰ
Transliteration: Ma dalla sahibukum wama ghawa
Translation: 2. Saaxibkiin (Nabi Muxammad s.c.w.) ma ka habaabin (Jidka Toosan iyo hanuunka), (Xaqana) kama uusan lumin.
وَمَا يَنطِقُ عَنِ ٱلۡهَوَىٰٓ ﴿3﴾وَمَا يَنطِقُ عَنِ ٱلۡهَوَىٰٓ
Transliteration: Wama yantiqu AAani alhawa
Translation: 3. Ma ku hadlo hawadiisa.
إِنۡ هُوَ إِلَّا وَحۡيٞ يُوحَىٰ ﴿4﴾إِنۡ هُوَ إِلَّا وَحۡيٞ يُوحَىٰ
Transliteration: In huwa illa wahyun yooha
Translation: 4. Wax kale maahee (hadalkiisu) waa waxyi loo waxyooday.
عَلَّمَهُۥ شَدِيدُ ٱلۡقُوَىٰ ﴿5﴾عَلَّمَهُۥ شَدِيدُ ٱلۡقُوَىٰ
Transliteration: AAallamahu shadeedu alquwa
Translation: 5. Waxaa baray (oo xagga Alle ka soo gaarsiiyey) mid xoog weyn.
ذُو مِرَّةٖ فَٱسۡتَوَىٰ ﴿6﴾ذُو مِرَّةٖ فَٱسۡتَوَىٰ
Transliteration: Thoo mirratin faistawa
Translation: 6. Ee muuqaal san, abuuraddiisuna dhan tahay 'waa Jabriil c.s.' [1].
وَهُوَ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡأَعۡلَىٰ ﴿7﴾وَهُوَ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡأَعۡلَىٰ
Transliteration: Wahuwa bialofuqi alaAAla
Translation: 7. Isagoo ku sugan halka ugu sarreysa jihada sare [2].
ثُمَّ دَنَا فَتَدَلَّىٰ ﴿8﴾ثُمَّ دَنَا فَتَدَلَّىٰ
Transliteration: Thumma dana fatadalla
Translation: 8. Markaasuu (Jabriil) soo dhowaaday oo in yar u soo jirsaday.
فَكَانَ قَابَ قَوۡسَيۡنِ أَوۡ أَدۡنَىٰ ﴿9﴾فَكَانَ قَابَ قَوۡسَيۡنِ أَوۡ أَدۡنَىٰ
Transliteration: Fakana qaba qawsayni aw adna
Translation: 9. In le’eg labo qaanso xadhigeed ama ka dhow.
فَأَوۡحَىٰٓ إِلَىٰ عَبۡدِهِۦ مَآ أَوۡحَىٰ ﴿10﴾فَأَوۡحَىٰٓ إِلَىٰ عَبۡدِهِۦ مَآ أَوۡحَىٰ
Transliteration: Faawha ila AAabdihi ma awha
Translation: 10. Markaasuu (Alle) u Waxyooday addoonkiisa (Nabi Muxammad s.c.w.) wuxuu u waxyooday [3].
مَا كَذَبَ ٱلۡفُؤَادُ مَا رَأَىٰٓ ﴿11﴾مَا كَذَبَ ٱلۡفُؤَادُ مَا رَأَىٰٓ
Transliteration: Ma kathaba alfuadu ma raa
Translation: 11. Kama been sheegin Qalbiga wuxuu arkay [4].
أَفَتُمَٰرُونَهُۥ عَلَىٰ مَا يَرَىٰ ﴿12﴾أَفَتُمَٰرُونَهُۥ عَلَىٰ مَا يَرَىٰ
Transliteration: Afatumaroonahu AAala ma yara
Translation: 12. Ma waxaad kala murmi wuxuu arkay (habeenkii Israha iyo Micraajka).
وَلَقَدۡ رَءَاهُ نَزۡلَةً أُخۡرَىٰ ﴿13﴾وَلَقَدۡ رَءَاهُ نَزۡلَةً أُخۡرَىٰ
Transliteration: Walaqad raahu nazlatan okhra
Translation: 13. Wuxuuna dhab ahaan ku arkay (Jabriil) soo degid kale.
عِندَ سِدۡرَةِ ٱلۡمُنتَهَىٰ ﴿14﴾عِندَ سِدۡرَةِ ٱلۡمُنتَهَىٰ
Transliteration: AAinda sidrati almuntaha
Translation: 14. Dhammaadka xadka geedka gobka [5].
عِندَهَا جَنَّةُ ٱلۡمَأۡوَىٰٓ ﴿15﴾عِندَهَا جَنَّةُ ٱلۡمَأۡوَىٰٓ
Transliteration: AAindaha jannatu almawa
Translation: 15. Waxaa agteeda ah Jannada hoyashada.
إِذۡ يَغۡشَى ٱلسِّدۡرَةَ مَا يَغۡشَىٰ ﴿16﴾إِذۡ يَغۡشَى ٱلسِّدۡرَةَ مَا يَغۡشَىٰ
Transliteration: Ith yaghsha alssidrata ma yaghsha
Translation: 16. Markuu daboolay gobka waxa daboolay (oo qurux ah).
مَا زَاغَ ٱلۡبَصَرُ وَمَا طَغَىٰ ﴿17﴾مَا زَاغَ ٱلۡبَصَرُ وَمَا طَغَىٰ
Transliteration: Ma zagha albasaru wama tagha
Translation: 17. Aragga (Nabiga s.c .w) uma iilan dhinacna, mana dhaafin xadkii loo dhigay.
لَقَدۡ رَأَىٰ مِنۡ ءَايَٰتِ رَبِّهِ ٱلۡكُبۡرَىٰٓ ﴿18﴾لَقَدۡ رَأَىٰ مِنۡ ءَايَٰتِ رَبِّهِ ٱلۡكُبۡرَىٰٓ
Transliteration: Laqad raa min ayati rabbihi alkubra
Translation: 18. Wuxuu xaqiiq wax ka arkay Calaamooyinka Rabbigi ee waaweyn.
أَفَرَءَيۡتُمُ ٱللَّـٰتَ وَٱلۡعُزَّىٰ ﴿19﴾أَفَرَءَيۡتُمُ ٱللَّـٰتَ وَٱلۡعُزَّىٰ
Transliteration: Afaraaytumu allata waalAAuzza
Translation: 19. Ee (gaaloy) ka warrama (sanamyada) Al-Laat iyo Al-Cuzza.
وَمَنَوٰةَ ٱلثَّالِثَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰٓ ﴿20﴾وَمَنَوٰةَ ٱلثَّالِثَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰٓ
Transliteration: Wamanata alththalithata alokhra
Translation: 20. Iyo Manaat, tan seddexaad ee kale [6]?
أَلَكُمُ ٱلذَّكَرُ وَلَهُ ٱلۡأُنثَىٰ ﴿21﴾أَلَكُمُ ٱلذَّكَرُ وَلَهُ ٱلۡأُنثَىٰ
Transliteration: Alakumu alththakaru walahu alontha
Translation: 21. idinku ma waxaad leedihiin labka Isaguna dheddigga?
تِلۡكَ إِذٗا قِسۡمَةٞ ضِيزَىٰٓ ﴿22﴾تِلۡكَ إِذٗا قِسۡمَةٞ ضِيزَىٰٓ
Transliteration: Tilka ithan qismatun deeza
Translation: 22. Tanu waa qayb dulun ah.
إِنۡ هِيَ إِلَّآ أَسۡمَآءٞ سَمَّيۡتُمُوهَآ أَنتُمۡ وَءَابَآؤُكُم مَّآ أَنزَلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَٰنٍۚ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا ٱلظَّنَّ وَمَا تَهۡوَى ٱلۡأَنفُسُۖ وَلَقَدۡ جَآءَهُم مِّن رَّبِّهِمُ ٱلۡهُدَىٰٓ ﴿23﴾إِنۡ هِيَ إِلَّآ أَسۡمَآءٞ سَمَّيۡتُمُوهَآ أَنتُمۡ وَءَابَآؤُكُم مَّآ أَنزَلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَٰنٍۚ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا ٱلظَّنَّ وَمَا تَهۡوَى ٱلۡأَنفُسُۖ وَلَقَدۡ جَآءَهُم مِّن رَّبِّهِمُ ٱلۡهُدَىٰٓ
Transliteration: In hiya illa asmaon sammaytumooha antum waabaokum ma anzala Allahu biha min sultanin in yattabiAAoona illa alththanna wama tahwa alanfusu walaqad jaahum min rabbihimu alhuda
Translation: 23. Ma aha wax kale aan aheyn magacyo aad bixiseen - idinka iyo aabbayaashiin - oo uusan Alle u soo dejin wax Xujo ah. Ma raacaan waxba aan ahayn male iyo waxa xun ay naftoodu u iilato, waxaana uga yimid xagga Rabbigood hanuun wacan (Islaamka).
أَمۡ لِلۡإِنسَٰنِ مَا تَمَنَّىٰ ﴿24﴾أَمۡ لِلۡإِنسَٰنِ مَا تَمَنَّىٰ
Transliteration: Am lilinsani ma tamanna
Translation: 24. Mise Aadmigu wuxuu leeyahay wuxuu jecleystoba?
فَلِلَّهِ ٱلۡأٓخِرَةُ وَٱلۡأُولَىٰ ﴿25﴾فَلِلَّهِ ٱلۡأٓخِرَةُ وَٱلۡأُولَىٰ
Transliteration: Falillahi alakhiratu waaloola
Translation: 25. Mayee, Alle baa iska leh tan dambe 'Aakhirada' iyo 'nolosha' horeba 'Adduunka'.
وَكَم مِّن مَّلَكٖ فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ لَا تُغۡنِي شَفَٰعَتُهُمۡ شَيۡـًٔا إِلَّا مِنۢ بَعۡدِ أَن يَأۡذَنَ ٱللَّهُ لِمَن يَشَآءُ وَيَرۡضَىٰٓ ﴿26﴾۞وَكَم مِّن مَّلَكٖ فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ لَا تُغۡنِي شَفَٰعَتُهُمۡ شَيۡـًٔا إِلَّا مِنۢ بَعۡدِ أَن يَأۡذَنَ ٱللَّهُ لِمَن يَشَآءُ وَيَرۡضَىٰٓ
Transliteration: Wakam min malakin fee alssamawati la tughnee shafaAAatuhum shayan illa min baAAdi an yathana Allahu liman yashao wayarda
Translation: 26. Badanaa inta malag jooga samooyinka, aysan shafeecadoodu waxba taraynin in Alle u idmo maahee cidduu doono oo ka Raalli yahay.
إِنَّ ٱلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡأٓخِرَةِ لَيُسَمُّونَ ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةَ تَسۡمِيَةَ ٱلۡأُنثَىٰ ﴿27﴾إِنَّ ٱلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡأٓخِرَةِ لَيُسَمُّونَ ٱلۡمَلَـٰٓئِكَةَ تَسۡمِيَةَ ٱلۡأُنثَىٰ
Transliteration: Inna allatheena la yuminoona bialakhirati layusammoona almalaikata tasmiyata alontha
Translation: 27. Hubaal kuwaa (gaalada mushrikiinta ah) aan rumeysnayn Aakhirada, waxay ku magacaabaan malaa’igta magacyo dheddig ah.
وَمَا لَهُم بِهِۦ مِنۡ عِلۡمٍۖ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا ٱلظَّنَّۖ وَإِنَّ ٱلظَّنَّ لَا يُغۡنِي مِنَ ٱلۡحَقِّ شَيۡـٔٗا ﴿28﴾وَمَا لَهُم بِهِۦ مِنۡ عِلۡمٍۖ إِن يَتَّبِعُونَ إِلَّا ٱلظَّنَّۖ وَإِنَّ ٱلظَّنَّ لَا يُغۡنِي مِنَ ٱلۡحَقِّ شَيۡـٔٗا
Transliteration: Wama lahum bihi min AAilmin in yattabiAAoona illa alththanna wainna alththanna la yughnee mina alhaqqi shayan
Translation: 28. Iyagoo aan wax aqoon ah u laheyn. Waxay raacaan oo keliya malo, maluhuna waxba kama taro Xaqa.
فَأَعۡرِضۡ عَن مَّن تَوَلَّىٰ عَن ذِكۡرِنَا وَلَمۡ يُرِدۡ إِلَّا ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا ﴿29﴾فَأَعۡرِضۡ عَن مَّن تَوَلَّىٰ عَن ذِكۡرِنَا وَلَمۡ يُرِدۡ إِلَّا ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا
Transliteration: FaaAArid AAan man tawalla AAan thikrina walam yurid illa alhayata alddunya
Translation: 29. Ee iskaga jeeso kan ka tegay Xuskayga (Qur’aanka) oo aan doonayn waxaan aheyn nolosha adduunka.
ذَٰلِكَ مَبۡلَغُهُم مِّنَ ٱلۡعِلۡمِۚ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِۦ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِمَنِ ٱهۡتَدَىٰ ﴿30﴾ذَٰلِكَ مَبۡلَغُهُم مِّنَ ٱلۡعِلۡمِۚ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَن ضَلَّ عَن سَبِيلِهِۦ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِمَنِ ٱهۡتَدَىٰ
Transliteration: Thalika mablaghuhum mina alAAilmi inna rabbaka huwa aAAlamu biman dalla AAan sabeelihi wahuwa aAAlamu bimani ihtada
Translation: 30. Kaasi waa intuu gaaray garaadkooda aqooneed. Rabbigaa waa Ogsoon yahay kan ka luma Jidkiisa, waana Ogsoon yahay kan hanuunsan.
وَلِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِ لِيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَسَـٰٓـُٔواْ بِمَا عَمِلُواْ وَيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَحۡسَنُواْ بِٱلۡحُسۡنَى ﴿31﴾وَلِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِ لِيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَسَـٰٓـُٔواْ بِمَا عَمِلُواْ وَيَجۡزِيَ ٱلَّذِينَ أَحۡسَنُواْ بِٱلۡحُسۡنَى
Transliteration: Walillahi ma fee alssamawati wama fee alardi liyajziya allatheena asaoo bima AAamiloo wayajziya allatheena ahsanoo bialhusna
Translation: 31. Allaah baa iska leh waxaa ku sugan samooyinka iyo waxa ku sugan arlada, si uu uga abaal marsho kuwa fala xumaanta waxay falaan, iyo (inuu) ugu abaal gudo kuwa fala samaanta samaan (Janno).
ٱلَّذِينَ يَجۡتَنِبُونَ كَبَـٰٓئِرَ ٱلۡإِثۡمِ وَٱلۡفَوَٰحِشَ إِلَّا ٱللَّمَمَۚ إِنَّ رَبَّكَ وَٰسِعُ ٱلۡمَغۡفِرَةِۚ هُوَ أَعۡلَمُ بِكُمۡ إِذۡ أَنشَأَكُم مِّنَ ٱلۡأَرۡضِ وَإِذۡ أَنتُمۡ أَجِنَّةٞ فِي بُطُونِ أُمَّهَٰتِكُمۡۖ فَلَا تُزَكُّوٓاْ أَنفُسَكُمۡۖ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَنِ ٱتَّقَىٰٓ ﴿32﴾ٱلَّذِينَ يَجۡتَنِبُونَ كَبَـٰٓئِرَ ٱلۡإِثۡمِ وَٱلۡفَوَٰحِشَ إِلَّا ٱللَّمَمَۚ إِنَّ رَبَّكَ وَٰسِعُ ٱلۡمَغۡفِرَةِۚ هُوَ أَعۡلَمُ بِكُمۡ إِذۡ أَنشَأَكُم مِّنَ ٱلۡأَرۡضِ وَإِذۡ أَنتُمۡ أَجِنَّةٞ فِي بُطُونِ أُمَّهَٰتِكُمۡۖ فَلَا تُزَكُّوٓاْ أَنفُسَكُمۡۖ هُوَ أَعۡلَمُ بِمَنِ ٱتَّقَىٰٓ
Transliteration: Allatheena yajtaniboona kabaira alithmi waalfawahisha illa allamama inna rabbaka wasiAAu almaghfirati huwa aAAlamu bikum ith anshaakum mina alardi waith antum ajinnatun fee butooni ommahatikum fala tuzakkoo anfusakum huwa aAAlamu bimani ittaqa
Translation: 32. Kuwa ka fogaada denbiyada waaweyn iyo xumaha, waxa yar yar ee ku soo dhaca maanankooda mooyaane - Rabbigaa waa mid leh denbi dhaaf ballaadhan. Wuuna idin og yahay, markuu idinka abuuray dhulka iyo markaadba ku asturan tihiin uurarka hooyooyinkiin, ee ha is ammaanina, Isagaa (Alle) Og kan ka dhowrsada xumaha.
أَفَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي تَوَلَّىٰ ﴿33﴾أَفَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي تَوَلَّىٰ
Transliteration: Afaraayta allathee tawalla
Translation: 33. Ee ma aragtay kan ka jeesaday (Islaamka).
وَأَعۡطَىٰ قَلِيلٗا وَأَكۡدَىٰٓ ﴿34﴾وَأَعۡطَىٰ قَلِيلٗا وَأَكۡدَىٰٓ
Transliteration: WaaAAta qaleelan waakda
Translation: 34. Oo wax yar bixiyey [7], inta kalena ceshaday.
أَعِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلۡغَيۡبِ فَهُوَ يَرَىٰٓ ﴿35﴾أَعِندَهُۥ عِلۡمُ ٱلۡغَيۡبِ فَهُوَ يَرَىٰٓ
Transliteration: aAAindahu AAilmu alghaybi fahuwa yara
Translation: 35. Ma wuxuu hayaa cilmiga waxaan muuqan, oo arkaa?
أَمۡ لَمۡ يُنَبَّأۡ بِمَا فِي صُحُفِ مُوسَىٰ ﴿36﴾أَمۡ لَمۡ يُنَبَّأۡ بِمَا فِي صُحُفِ مُوسَىٰ
Transliteration: Am lam yunabba bima fee suhufi moosa
Translation: 36. Mise waan loo sheegin wixii ku yiil waraaqahii Muuse -
وَإِبۡرَٰهِيمَ ٱلَّذِي وَفَّىٰٓ ﴿37﴾وَإِبۡرَٰهِيمَ ٱلَّذِي وَفَّىٰٓ
Transliteration: Waibraheema allathee waffa
Translation: 37. Iyo Ibraahiim ee oofiyey 'amarradii Alle'.
أَلَّا تَزِرُ وَازِرَةٞ وِزۡرَ أُخۡرَىٰ ﴿38﴾أَلَّا تَزِرُ وَازِرَةٞ وِزۡرَ أُخۡرَىٰ
Transliteration: Alla taziru waziratun wizra okhra
Translation: 38. Inaan nafna naf kale denbigeeda qaadeyn (inuu gacan ka geysto maahee).
وَأَن لَّيۡسَ لِلۡإِنسَٰنِ إِلَّا مَا سَعَىٰ ﴿39﴾وَأَن لَّيۡسَ لِلۡإِنسَٰنِ إِلَّا مَا سَعَىٰ
Transliteration: Waan laysa lilinsani illa ma saAAa
Translation: 39. Iyo inuusan aadmigu mudanin waxaan aheyn wuxuu shaqeysto (khayr ama shar).
وَأَنَّ سَعۡيَهُۥ سَوۡفَ يُرَىٰ ﴿40﴾وَأَنَّ سَعۡيَهُۥ سَوۡفَ يُرَىٰ
Transliteration: Waanna saAAyahu sawfa yura
Translation: 40. Camalkiisana la arki doono.
ثُمَّ يُجۡزَىٰهُ ٱلۡجَزَآءَ ٱلۡأَوۡفَىٰ ﴿41﴾ثُمَّ يُجۡزَىٰهُ ٱلۡجَزَآءَ ٱلۡأَوۡفَىٰ
Transliteration: Thumma yujzahu aljazaa alawfa
Translation: 41. Kaddibna looga abaal marin si buuxda.
وَأَنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلۡمُنتَهَىٰ ﴿42﴾وَأَنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلۡمُنتَهَىٰ
Transliteration: Waanna ila rabbika almuntaha
Translation: 42. Iyo in xagga Rabbigaa uu yahay meel noqodka dambe.
وَأَنَّهُۥ هُوَ أَضۡحَكَ وَأَبۡكَىٰ ﴿43﴾وَأَنَّهُۥ هُوَ أَضۡحَكَ وَأَبۡكَىٰ
Transliteration: Waannahu huwa adhaka waabka
Translation: 43.Waana Kan wax ka qosliya kana oohiya.
وَأَنَّهُۥ هُوَ أَمَاتَ وَأَحۡيَا ﴿44﴾وَأَنَّهُۥ هُوَ أَمَاتَ وَأَحۡيَا
Transliteration: Waannahu huwa amata waahya
Translation: 44. Isagaana wax dhinsiiya waxna nooleeya.
وَأَنَّهُۥ خَلَقَ ٱلزَّوۡجَيۡنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰ ﴿45﴾وَأَنَّهُۥ خَلَقَ ٱلزَّوۡجَيۡنِ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰ
Transliteration: Waannahu khalaqa alzzawjayni alththakara waalontha
Translation: 45. Isagaa (Alle) abuuray labada nooc, labka iyo dheddigga.
مِن نُّطۡفَةٍ إِذَا تُمۡنَىٰ ﴿46﴾مِن نُّطۡفَةٍ إِذَا تُمۡنَىٰ
Transliteration: Min nutfatin itha tumna
Translation: 46. Ka abuuray dhibic mino ah marka la shubo.
وَأَنَّ عَلَيۡهِ ٱلنَّشۡأَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰ ﴿47﴾وَأَنَّ عَلَيۡهِ ٱلنَّشۡأَةَ ٱلۡأُخۡرَىٰ
Transliteration: Waanna AAalayhi alnnashata alokhra
Translation: 47. Isagayna saaran tahay soo celinta kale (abuurista Aakhirada).
وَأَنَّهُۥ هُوَ أَغۡنَىٰ وَأَقۡنَىٰ ﴿48﴾وَأَنَّهُۥ هُوَ أَغۡنَىٰ وَأَقۡنَىٰ
Transliteration: Waannahu huwa aghna waaqna
Translation: 48. Waa Isaga Kan wax hodmiya waxna faqiiriya;
وَأَنَّهُۥ هُوَ رَبُّ ٱلشِّعۡرَىٰ ﴿49﴾وَأَنَّهُۥ هُوَ رَبُّ ٱلشِّعۡرَىٰ
Transliteration: Waannahu huwa rabbu alshshiAAra
Translation: 49. Waana Rabbiga xiddiga Shicra [8].
وَأَنَّهُۥٓ أَهۡلَكَ عَادًا ٱلۡأُولَىٰ ﴿50﴾وَأَنَّهُۥٓ أَهۡلَكَ عَادًا ٱلۡأُولَىٰ
Transliteration: Waannahu ahlaka AAadan aloola
Translation: 50. Alle Isagaa halaagay Caadkii hore,
وَثَمُودَاْ فَمَآ أَبۡقَىٰ ﴿51﴾وَثَمُودَاْ فَمَآ أَبۡقَىٰ
Transliteration: Wathamooda fama abqa
Translation: 51. Iyo Thamuudba, waxnana kama reebin.
وَقَوۡمَ نُوحٖ مِّن قَبۡلُۖ إِنَّهُمۡ كَانُواْ هُمۡ أَظۡلَمَ وَأَطۡغَىٰ ﴿52﴾وَقَوۡمَ نُوحٖ مِّن قَبۡلُۖ إِنَّهُمۡ كَانُواْ هُمۡ أَظۡلَمَ وَأَطۡغَىٰ
Transliteration: Waqawma noohin min qablu innahum kanoo hum athlama waatgha
Translation: 52. Iyo qolodii Nuux awal hore; waxay ahaayeen kuwo dulmi iyo xadgudub badan.
وَٱلۡمُؤۡتَفِكَةَ أَهۡوَىٰ ﴿53﴾وَٱلۡمُؤۡتَفِكَةَ أَهۡوَىٰ
Transliteration: Waalmutafikata ahwa
Translation: 53. Iyo magaalooyinkii (Sodom iyo Gammurah) ee la rogay [9].
فَغَشَّىٰهَا مَا غَشَّىٰ ﴿54﴾فَغَشَّىٰهَا مَا غَشَّىٰ
Transliteration: Faghashshaha ma ghashsha
Translation: 54. Markaasaa Waxaa daboolay wixii daboolay (oo cadaab ah).
فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ ﴿55﴾فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكَ تَتَمَارَىٰ
Transliteration: Fabiayyi alai rabbika tatamara
Translation: 55. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigaa ka doodeysaa oo ka shaki qabtaa?
هَٰذَا نَذِيرٞ مِّنَ ٱلنُّذُرِ ٱلۡأُولَىٰٓ ﴿56﴾هَٰذَا نَذِيرٞ مِّنَ ٱلنُّذُرِ ٱلۡأُولَىٰٓ
Transliteration: Hatha natheerun mina alnnuthuri aloola
Translation: 56. Kanu (Nabi Muxammad) waa dige ka mid ah digayaashii hore.
أَزِفَتِ ٱلۡأٓزِفَةُ ﴿57﴾أَزِفَتِ ٱلۡأٓزِفَةُ
Transliteration: Azifati alazifatu
Translation: 57. Way soo dhowaatay Saacaddii (Qiyaame).
لَيۡسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ ﴿58﴾لَيۡسَ لَهَا مِن دُونِ ٱللَّهِ كَاشِفَةٌ
Transliteration: Laysa laha min dooni Allahi kashifatun
Translation: 58. Ma jiro Alle ka sokow cid feydi kartaa (dhibaha iyo shiddooyinkeeda ama og waqtigeeda).
أَفَمِنۡ هَٰذَا ٱلۡحَدِيثِ تَعۡجَبُونَ ﴿59﴾أَفَمِنۡ هَٰذَا ٱلۡحَدِيثِ تَعۡجَبُونَ
Transliteration: Afamin hatha alhadeethi taAAjaboona
Translation: 59. Ma waxaad la yaabban tihiin warkani weyn (Qur’aanka Kariimka)?.
وَتَضۡحَكُونَ وَلَا تَبۡكُونَ ﴿60﴾وَتَضۡحَكُونَ وَلَا تَبۡكُونَ
Transliteration: Watadhakoona wala tabkoona
Translation: 60. Oo aad qoslaysaan (idinkoo beenin) oo aydaan ooyeynin (cabsi Alle darteed)?
وَأَنتُمۡ سَٰمِدُونَ ﴿61﴾وَأَنتُمۡ سَٰمِدُونَ
Transliteration: Waantum samidoona
Translation: 61. Idinkoo iska haasaawaya.
فَٱسۡجُدُواْۤ لِلَّهِۤ وَٱعۡبُدُواْ۩ ﴿62﴾فَٱسۡجُدُواْۤ لِلَّهِۤ وَٱعۡبُدُواْ۩
Transliteration: Faosjudoo lillahi waoAAbudoo
Translation: 62. Ee u sujuuda Alle oo caabuda (Isagoo Keliya idinkoon waxba u shariik yeelin).
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download