وَيۡلٞ لِّلۡمُطَفِّفِينَ ﴿1﴾وَيۡلٞ لِّلۡمُطَفِّفِينَ
Transliteration: Waylun lilmutaffifeena
Translation: 1. Hoog waxaa leh kuwa dadka (xaqooda) duudsiya oo dhima 'nuqsaamiya'.
وَيۡلٞ لِّلۡمُطَفِّفِينَ ﴿1﴾وَيۡلٞ لِّلۡمُطَفِّفِينَ
Transliteration: Waylun lilmutaffifeena
Translation: 1. Hoog waxaa leh kuwa dadka (xaqooda) duudsiya oo dhima 'nuqsaamiya'.
ٱلَّذِينَ إِذَا ٱكۡتَالُواْ عَلَى ٱلنَّاسِ يَسۡتَوۡفُونَ ﴿2﴾ٱلَّذِينَ إِذَا ٱكۡتَالُواْ عَلَى ٱلنَّاسِ يَسۡتَوۡفُونَ
Transliteration: Allatheena itha iktaloo AAala alnnasi yastawfoona
Translation: 2. Waa kuwa markay wax beegan u oofsada si dhan oo kaamil ah.
وَإِذَا كَالُوهُمۡ أَو وَّزَنُوهُمۡ يُخۡسِرُونَ ﴿3﴾وَإِذَا كَالُوهُمۡ أَو وَّزَنُوهُمۡ يُخۡسِرُونَ
Transliteration: Waitha kaloohum aw wazanoohum yukhsiroona
Translation: 3. Markase ay u beegi dadka kale ama miisaami ka dhima oo nuqsaamiya.
أَلَا يَظُنُّ أُوْلَـٰٓئِكَ أَنَّهُم مَّبۡعُوثُونَ ﴿4﴾أَلَا يَظُنُّ أُوْلَـٰٓئِكَ أَنَّهُم مَّبۡعُوثُونَ
Transliteration: Ala yathunnu olaika annahum mabAAoothoona
Translation: 4. Miyeyna u malaynaynin kuwaasi in loo soo bixin doono (si loo xisaabiyo).
لِيَوۡمٍ عَظِيمٖ ﴿5﴾لِيَوۡمٍ عَظِيمٖ
Transliteration: Liyawmin AAatheemin
Translation: 5. Maalin weyn (Qiyaamada).
يَوۡمَ يَقُومُ ٱلنَّاسُ لِرَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ﴿6﴾يَوۡمَ يَقُومُ ٱلنَّاسُ لِرَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ
Transliteration: Yawma yaqoomu alnnasu lirabbi alAAalameena
Translation: 6. Maalinta dadku istaagi Rabbiga uumanka horti?
كَلَّآ إِنَّ كِتَٰبَ ٱلۡفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٖ ﴿7﴾كَلَّآ إِنَّ كِتَٰبَ ٱلۡفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٖ
Transliteration: Kalla inna kitaba alfujjari lafee sijjeenin
Translation: 7. Mayee, hubaal diiwaanka (camalka) dadka xun wuxuu yaal Sijjiin.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سِجِّينٞ ﴿8﴾وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سِجِّينٞ
Transliteration: Wama adraka ma sijjeenun
Translation: 8. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu Sijiin yahay [1]?
كِتَٰبٞ مَّرۡقُومٞ ﴿9﴾كِتَٰبٞ مَّرۡقُومٞ
Transliteration: Kitabun marqoomun
Translation: 9. Waa (aayahooda) kitaab (ku) calaameysan.
وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ﴿10﴾وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ
Transliteration: Waylun yawmaithin lilmukaththibeena
Translation: 10. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka).
ٱلَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ ﴿11﴾ٱلَّذِينَ يُكَذِّبُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ
Transliteration: Allatheena yukaththiboona biyawmi alddeeni
Translation: 11. Kuwa beeniya Maalinta is abaal marinta (Qiyaamada).
وَمَا يُكَذِّبُ بِهِۦٓ إِلَّا كُلُّ مُعۡتَدٍ أَثِيمٍ ﴿12﴾وَمَا يُكَذِّبُ بِهِۦٓ إِلَّا كُلُّ مُعۡتَدٍ أَثِيمٍ
Transliteration: Wama yukaththibu bihi illa kullu muAAtadin atheemin
Translation: 12.Cidina ma beeniso aan aheyn xadgudbe kastoo denbiile ah.
إِذَا تُتۡلَىٰ عَلَيۡهِ ءَايَٰتُنَا قَالَ أَسَٰطِيرُ ٱلۡأَوَّلِينَ ﴿13﴾إِذَا تُتۡلَىٰ عَلَيۡهِ ءَايَٰتُنَا قَالَ أَسَٰطِيرُ ٱلۡأَوَّلِينَ
Transliteration: Itha tutla AAalayhi ayatuna qala asateeru alawwaleena
Translation: 13. Marka Aayadahayaga loo akhriyo, yidhaahda: Waa sheekooyinkii dadkii hore.
كَلَّاۖ بَلۡۜ رَانَ عَلَىٰ قُلُوبِهِم مَّا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ ﴿14﴾كَلَّاۖ بَلۡۜ رَانَ عَلَىٰ قُلُوبِهِم مَّا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ
Transliteration: Kalla bal rana AAala quloobihim ma kanoo yaksiboona
Translation: 14. Mayee’ bal waxay fali jireen (oo macaasi ah) baa waxay ku noqdeen sida mirir madow quluubtooda dushood.
كَلَّآ إِنَّهُمۡ عَن رَّبِّهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّمَحۡجُوبُونَ ﴿15﴾كَلَّآ إِنَّهُمۡ عَن رَّبِّهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّمَحۡجُوبُونَ
Transliteration: Kalla innahum AAan rabbihim yawmaithin lamahjooboona
Translation: 15. Mayee, hubaal waxaa maalintaa laga xijaabi Rabbigood.
ثُمَّ إِنَّهُمۡ لَصَالُواْ ٱلۡجَحِيمِ ﴿16﴾ثُمَّ إِنَّهُمۡ لَصَالُواْ ٱلۡجَحِيمِ
Transliteration: Thumma innahum lasaloo aljaheemi
Translation: 16. Markaasay waxay hubaal gali oo ku guban Naar olol badan.
ثُمَّ يُقَالُ هَٰذَا ٱلَّذِي كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ ﴿17﴾ثُمَّ يُقَالُ هَٰذَا ٱلَّذِي كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ
Transliteration: Thumma yuqalu hatha allathee kuntum bihi tukaththiboona
Translation: 17. Waxaa markaa lagu odhan: Waxakanu waa waxaad beenin jirteen.
كَلَّآ إِنَّ كِتَٰبَ ٱلۡأَبۡرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ ﴿18﴾كَلَّآ إِنَّ كِتَٰبَ ٱلۡأَبۡرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ
Transliteration: Kalla inna kitaba alabrari lafee AAilliyyeena
Translation: 18. Mayee, hubaal, diiwaanka (camalka) dadka wanaagsan wuxuu yaal Cilliyyiin (samada toddobaad).
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا عِلِّيُّونَ ﴿19﴾وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا عِلِّيُّونَ
Transliteration: Wama adraka ma AAilliyyoona
Translation: 19. Maxaa ku ogeysiiyey waxa uu Cilliyiin yahay?
كِتَٰبٞ مَّرۡقُومٞ ﴿20﴾كِتَٰبٞ مَّرۡقُومٞ
Transliteration: Kitabun marqoomun
Translation: 20. Waa (aayaha mu'miniinta) kitaab (ku) calaameysan.
يَشۡهَدُهُ ٱلۡمُقَرَّبُونَ ﴿21﴾يَشۡهَدُهُ ٱلۡمُقَرَّبُونَ
Transliteration: Yashhaduhu almuqarraboona
Translation: 21. Waxaa arka (malaa’igtaa) ku dhow (Alle).
إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمٍ ﴿22﴾إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمٍ
Transliteration: Inna alabrara lafee naAAeemin
Translation: 22. Hubaal, baarriyiinta waxay ku sugnaan barwaaqo (Janno).
عَلَى ٱلۡأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ ﴿23﴾عَلَى ٱلۡأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ
Transliteration: AAala alaraiki yanthuroona
Translation: 23. Sariiro boqoreed korkood iyagoo ka daawan (wax waliba oo nicmooyinka Jannada ah).
تَعۡرِفُ فِي وُجُوهِهِمۡ نَضۡرَةَ ٱلنَّعِيمِ ﴿24﴾تَعۡرِفُ فِي وُجُوهِهِمۡ نَضۡرَةَ ٱلنَّعِيمِ
Transliteration: TaAArifu fee wujoohihim nadrata alnnaAAeemi
Translation: 24. Waxaad ka garan wejiyadooda dhalaalka barwaaqada.
يُسۡقَوۡنَ مِن رَّحِيقٖ مَّخۡتُومٍ ﴿25﴾يُسۡقَوۡنَ مِن رَّحِيقٖ مَّخۡتُومٍ
Transliteration: Yusqawna min raheeqin makhtoomin
Translation: 25. Waxaa laga waraabin khamri (saafi ah) ee la abburay.
خِتَٰمُهُۥ مِسۡكٞۚ وَفِي ذَٰلِكَ فَلۡيَتَنَافَسِ ٱلۡمُتَنَٰفِسُونَ ﴿26﴾خِتَٰمُهُۥ مِسۡكٞۚ وَفِي ذَٰلِكَ فَلۡيَتَنَافَسِ ٱلۡمُتَنَٰفِسُونَ
Transliteration: Khitamuhu miskun wafee thalika falyatanafasi almutanafisoona
Translation: 26. Inteeda u dambeysa ay tahay miski, ee (arrin)kani ha u tartameen tartamayaashu.
وَمِزَاجُهُۥ مِن تَسۡنِيمٍ ﴿27﴾وَمِزَاجُهُۥ مِن تَسۡنِيمٍ
Transliteration: Wamizajuhu min tasneemin
Translation: 27. Dheeheeda waa biyo xagga Tasniim ah.
عَيۡنٗا يَشۡرَبُ بِهَا ٱلۡمُقَرَّبُونَ ﴿28﴾عَيۡنٗا يَشۡرَبُ بِهَا ٱلۡمُقَرَّبُونَ
Transliteration: AAaynan yashrabu biha almuqarraboona
Translation: 28. Il ay ka cabbi kuwa (Alle) u dhow.
إِنَّ ٱلَّذِينَ أَجۡرَمُواْ كَانُواْ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَضۡحَكُونَ ﴿29﴾إِنَّ ٱلَّذِينَ أَجۡرَمُواْ كَانُواْ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَضۡحَكُونَ
Transliteration: Inna allatheena ajramoo kanoo mina allatheena amanoo yadhakoona
Translation: 29. Denbiilayaashu waxay ku qosli jireen kuwa (Xaqa) rumeeyey ee mu'miniinta ah.
وَإِذَا مَرُّواْ بِهِمۡ يَتَغَامَزُونَ ﴿30﴾وَإِذَا مَرُّواْ بِهِمۡ يَتَغَامَزُونَ
Transliteration: Waitha marroo bihim yataghamazoona
Translation: 30. Hadday soo ag maraanna waa isu il-jabin jireen.
وَإِذَا ٱنقَلَبُوٓاْ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِمُ ٱنقَلَبُواْ فَكِهِينَ ﴿31﴾وَإِذَا ٱنقَلَبُوٓاْ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِمُ ٱنقَلَبُواْ فَكِهِينَ
Transliteration: Waitha inqalaboo ila ahlihimu inqalaboo fakiheena
Translation: 31. Markay u laabtaanna ehelkooda waxay laaban jireen iyagoo ku maaweeleysanaya,
وَإِذَا رَأَوۡهُمۡ قَالُوٓاْ إِنَّ هَـٰٓؤُلَآءِ لَضَآلُّونَ ﴿32﴾وَإِذَا رَأَوۡهُمۡ قَالُوٓاْ إِنَّ هَـٰٓؤُلَآءِ لَضَآلُّونَ
Transliteration: Waitha raawhum qaloo inna haolai ladalloona
Translation: 32. Markay arkaan (mu'miniinta) waxay odhan jireen: Kuwakanu xaqiiq waa kuwo lunsan.
وَمَآ أُرۡسِلُواْ عَلَيۡهِمۡ حَٰفِظِينَ ﴿33﴾وَمَآ أُرۡسِلُواْ عَلَيۡهِمۡ حَٰفِظِينَ
Transliteration: Wama orsiloo AAalayhim hafitheena
Translation: 33. Ma loo dirsan inay gaar ka hayaan iyo ilaalo (mu’miniinta) dushooda.
فَٱلۡيَوۡمَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنَ ٱلۡكُفَّارِ يَضۡحَكُونَ ﴿34﴾فَٱلۡيَوۡمَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنَ ٱلۡكُفَّارِ يَضۡحَكُونَ
Transliteration: Faalyawma allatheena amanoo mina alkuffari yadhakoona
Translation: 34. Maalinta (Qiyaame) kuwa (Xaqa) rumeeyey waxay ku qosli gaalada.
عَلَى ٱلۡأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ ﴿35﴾عَلَى ٱلۡأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ
Transliteration: AAala alaraiki yanthuroona
Translation: 35. Sariiro boqoreed (sare) korkood iyagoo ka daawan.
هَلۡ ثُوِّبَ ٱلۡكُفَّارُ مَا كَانُواْ يَفۡعَلُونَ ﴿36﴾هَلۡ ثُوِّبَ ٱلۡكُفَّارُ مَا كَانُواْ يَفۡعَلُونَ
Transliteration: Hal thuwwiba alkuffaru ma kanoo yafAAaloona
Translation: 36. Miyaan laga abaal marin gaalada waxay (xume) falayeen?
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download