وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا ﴿1﴾وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا
Transliteration: WaalAAadiyati dabhan
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).
وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا ﴿1﴾وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحٗا
Transliteration: WaalAAadiyati dabhan
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay ordayaasha dheereeya iyagoo qaylyi (fardaha dagaalka, iwm).
فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحٗا ﴿2﴾فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحٗا
Transliteration: Faalmooriyati qadhan
Translation: 2. Iyo kuwa kiciya dhimbilaha dabka.
فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحٗا ﴿3﴾فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحٗا
Transliteration: Faalmugheerati subhan
Translation: 3. Iyo kuwa (cadowga) weerara subaxa horeba,
فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعٗا ﴿4﴾فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعٗا
Transliteration: Faatharna bihi naqAAan
Translation: 4. Ee boodhka kiciya,
فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا ﴿5﴾فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا
Transliteration: Fawasatna bihi jamAAan
Translation: 5. Ee bartanka u gala kulanka 'cadowga';
إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٞ ﴿6﴾إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٞ
Transliteration: Inna alinsana lirabbihi lakanoodun
Translation: 6. Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi (Allaah).
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٞ ﴿7﴾وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٞ
Transliteration: Wainnahu AAala thalika lashaheedun
Translation: 7. Isaga baana taasi ka markhaati ah.
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ ﴿8﴾وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ
Transliteration: Wainnahu lihubbi alkhayri lashadeedun
Translation: 8. Oo hubaal waa ku daran yahay Jaceylka maalka.
أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ ﴿9﴾۞أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ
Transliteration: Afala yaAAlamu itha buAAthira ma fee alquboori
Translation: 9. Ma wuusan ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo.
وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ ﴿10﴾وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ
Transliteration: Wahussila ma fee alssudoori
Translation: 10. Waxa ku jirana laabaha la caddeeyo.
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّخَبِيرُۢ ﴿11﴾إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٖ لَّخَبِيرُۢ
Transliteration: Inna rabbahum bihim yawmaithin lakhabeerun
Translation: 11. Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal (arrimahooda oo dhan).
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download