quranm◉

Surah At-Takathur transliteration

◉ Suurad · ∞

102:1

أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ﴿1﴾

Transliteration: Alhakumu alttakathuru

Translation: 1. Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).

102:2

حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ﴿2﴾

Transliteration: Hatta zurtumu almaqabira

Translation: 2. Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).

102:3

كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ﴿3﴾

Transliteration: Kalla sawfa taAAlamoona

Translation: 3. Mayee! Waad ogaan doontaan.

102:4

ثُمَّ كَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ﴿4﴾

Transliteration: Thumma kalla sawfa taAAlamoona

Translation: 4. Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.

102:5

كَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ ﴿5﴾

Transliteration: Kalla law taAAlamoona AAilma alyaqeeni

Translation: 5. Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.

102:6

لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ ﴿6﴾

Transliteration: Latarawunna aljaheema

Translation: 6.Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.

102:7

ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ ﴿7﴾

Transliteration: Thumma latarawunnaha AAayna alyaqeeni

Translation: 7. Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.

102:8

ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ ﴿8﴾

Transliteration: Thumma latusalunna yawmaithin AAani alnnaAAeemi

Translation: 8. Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download