quranm◉

Surah Al-Masad transliteration

◉ Suurad · ∞

111:1

تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٖ وَتَبَّ ﴿1﴾

Transliteration: Tabbat yada abee lahabin watabba

Translation: 1. Ha hoogeen labada gacmood ee Abuu-Lahab [1], hoogyeyna [2].

111:2

مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ ﴿2﴾

Transliteration: Ma aghna AAanhu maluhu wama kasaba

Translation: 2. Waxna uma tarin maalkiisa iyo wuxuu kasbaday.

111:3

سَيَصۡلَىٰ نَارٗا ذَاتَ لَهَبٖ ﴿3﴾

Transliteration: Sayasla naran thata lahabin

Translation: 3. Wuxuu geli oo ku guban Naar olol badan.

111:4

وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ ﴿4﴾

Transliteration: Waimraatuhu hammalata alhatabi

Translation: 4. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),

111:5

فِي جِيدِهَا حَبۡلٞ مِّن مَّسَدِۭ ﴿5﴾

Transliteration: Fee jeediha hablun min masadin

Translation: 5. Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download