وَٱلنَّـٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا ﴿1﴾وَٱلنَّـٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا
Transliteration: WaalnnaziAAati gharqan
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay (malaa’igta) sida daran u soo siibta nafaha (gaalada).
وَٱلنَّـٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا ﴿1﴾وَٱلنَّـٰزِعَٰتِ غَرۡقٗا
Transliteration: WaalnnaziAAati gharqan
Translation: 1. Waxaan ku dhaartay (malaa’igta) sida daran u soo siibta nafaha (gaalada).
وَٱلنَّـٰشِطَٰتِ نَشۡطٗا ﴿2﴾وَٱلنَّـٰشِطَٰتِ نَشۡطٗا
Transliteration: Waalnnashitati nashtan
Translation: 2. Iyo (malaa'igta) sida fudud u qaadda (nafaha mu’miniinta waqtiga dhimashada).
وَٱلسَّـٰبِحَٰتِ سَبۡحٗا ﴿3﴾وَٱلسَّـٰبِحَٰتِ سَبۡحٗا
Transliteration: Waalssabihati sabhan
Translation: 3. Iyo (malaa'igta) hawada dabaalata (iyagoo u socda fulin amarrada Alle).
فَٱلسَّـٰبِقَٰتِ سَبۡقٗا ﴿4﴾فَٱلسَّـٰبِقَٰتِ سَبۡقٗا
Transliteration: Faalssabiqati sabqan
Translation: 4. Iyo (malaa'igta) u dheereeya 'khayrka iyo wanaagga' dheereyn.
فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرٗا ﴿5﴾فَٱلۡمُدَبِّرَٰتِ أَمۡرٗا
Transliteration: Faalmudabbirati amran
Translation: 5. Iyo 'malaa'igta' isku duwa arrin 'walba' [1]
يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ ﴿6﴾يَوۡمَ تَرۡجُفُ ٱلرَّاجِفَةُ
Transliteration: Yawma tarjufu alrrajifatu
Translation: 6. Maalinta ay gilgilatadu gilgilan (waa afuufka hore ee Buunka).
تَتۡبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ ﴿7﴾تَتۡبَعُهَا ٱلرَّادِفَةُ
Transliteration: TatbaAAuha alrradifatu
Translation: 7. Oo ay raaci tan xigta (afuufka labaad).
قُلُوبٞ يَوۡمَئِذٖ وَاجِفَةٌ ﴿8﴾قُلُوبٞ يَوۡمَئِذٖ وَاجِفَةٌ
Transliteration: Quloobun yawmaithin wajifatun
Translation: 8. Quluub (qalbiyada gaalada) Maalintaas way gariiri.
أَبۡصَٰرُهَا خَٰشِعَةٞ ﴿9﴾أَبۡصَٰرُهَا خَٰشِعَةٞ
Transliteration: Absaruha khashiAAatun
Translation: 9. Indhahoodu dulleysnaan.
يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرۡدُودُونَ فِي ٱلۡحَافِرَةِ ﴿10﴾يَقُولُونَ أَءِنَّا لَمَرۡدُودُونَ فِي ٱلۡحَافِرَةِ
Transliteration: Yaqooloona ainna lamardoodoona fee alhafirati
Translation: 10. Waxay (haatan) leeyihiin: Ma waxaa naloo soo celin (dhimashadayada kaddib) sidayadii hore (ee nolosha adduunka)?
أَءِذَا كُنَّا عِظَٰمٗا نَّخِرَةٗ ﴿11﴾أَءِذَا كُنَّا عِظَٰمٗا نَّخِرَةٗ
Transliteration: Aitha kunna AAithaman nakhiratan
Translation: 11. Ma markaan noqonno lafo bololay?
قَالُواْ تِلۡكَ إِذٗا كَرَّةٌ خَاسِرَةٞ ﴿12﴾قَالُواْ تِلۡكَ إِذٗا كَرَّةٌ خَاسِرَةٞ
Transliteration: Qaloo tilka ithan karratun khasiratun
Translation: 12. Waxay odhan: Taasi waa noqosho khasaaro ah.
فَإِنَّمَا هِيَ زَجۡرَةٞ وَٰحِدَةٞ ﴿13﴾فَإِنَّمَا هِيَ زَجۡرَةٞ وَٰحِدَةٞ
Transliteration: Fainnama hiya zajratun wahidatun
Translation: 13. Waase hal Qeylo keliya.
فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ ﴿14﴾فَإِذَا هُم بِٱلسَّاهِرَةِ
Transliteration: Faitha hum bialssahirati
Translation: 14. Mise, waxay ahaan (kuwo nool) dhulka guudki (dhimashadoodii kaddib).
هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ ﴿15﴾هَلۡ أَتَىٰكَ حَدِيثُ مُوسَىٰٓ
Transliteration: Hal ataka hadeethu moosa
Translation: 15. Ma ku soo gaaray warkii Muuse?
إِذۡ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوًى ﴿16﴾إِذۡ نَادَىٰهُ رَبُّهُۥ بِٱلۡوَادِ ٱلۡمُقَدَّسِ طُوًى
Transliteration: Ith nadahu rabbuhu bialwadi almuqaddasi tuwan
Translation: 16. Markuu Rabbigi (Alle) uga dhawaaqay togga barakeysan ee Duwa.
ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ ﴿17﴾ٱذۡهَبۡ إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ إِنَّهُۥ طَغَىٰ
Transliteration: Ithhab ila firAAawna innahu tagha
Translation: 17. Aad Fircoon, wuu xadgudbaye.
فَقُلۡ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ ﴿18﴾فَقُلۡ هَل لَّكَ إِلَىٰٓ أَن تَزَكَّىٰ
Transliteration: Faqul hal laka ila an tazakka
Translation: 18. Oo ku dheh: Ma dooneysaa inaad iska daahiriso (shirkiga iyo macaasida)?
وَأَهۡدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخۡشَىٰ ﴿19﴾وَأَهۡدِيَكَ إِلَىٰ رَبِّكَ فَتَخۡشَىٰ
Transliteration: Waahdiyaka ila rabbika fatakhsha
Translation: 19. Oo aan kugu hanuunsho xagga Rabbigaa si aad uga baqdo?.
فَأَرَىٰهُ ٱلۡأٓيَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰ ﴿20﴾فَأَرَىٰهُ ٱلۡأٓيَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰ
Transliteration: Faarahu alayata alkubra
Translation: 20. Markaasuu tusay Calaamddii Weyneyd [2].
فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ ﴿21﴾فَكَذَّبَ وَعَصَىٰ
Transliteration: Fakaththaba waAAasa
Translation: 21. (Fircoon) se wuu beeniyey oo caasiyey.
ثُمَّ أَدۡبَرَ يَسۡعَىٰ ﴿22﴾ثُمَّ أَدۡبَرَ يَسۡعَىٰ
Transliteration: Thumma adbara yasAAa
Translation: 22. Markaasuu dib u jeestay isagoo (xumaan u) socda.
فَحَشَرَ فَنَادَىٰ ﴿23﴾فَحَشَرَ فَنَادَىٰ
Transliteration: Fahashara fanada
Translation: 23. Oo soo kulmiyey (dadkiisii) oo kor u dhawaaqay.
فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلۡأَعۡلَىٰ ﴿24﴾فَقَالَ أَنَا۠ رَبُّكُمُ ٱلۡأَعۡلَىٰ
Transliteration: Faqala ana rabbukumu alaAAla
Translation: 24. Oo yidhi: Waa aniga rabbigiin, sarreeya.
فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلۡأٓخِرَةِ وَٱلۡأُولَىٰٓ ﴿25﴾فَأَخَذَهُ ٱللَّهُ نَكَالَ ٱلۡأٓخِرَةِ وَٱلۡأُولَىٰٓ
Transliteration: Faakhathahu Allahu nakala alakhirati waaloola
Translation: 25. Markaasuu Alle ku dhigay ciqaab lagu tusaale qaato (xadgudubkii) dambe (sheegashadiisa ilaahnimo) iyo tii hore darteed (beeninta Muuse).
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةٗ لِّمَن يَخۡشَىٰٓ ﴿26﴾إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةٗ لِّمَن يَخۡشَىٰٓ
Transliteration: Inna fee thalika laAAibratan liman yakhsha
Translation: 26. Arrinkani waxaa xaqiiq ugu sugan cibrad (digniin) qof kastoo ka baqa Alle.
ءَأَنتُمۡ أَشَدُّ خَلۡقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُۚ بَنَىٰهَا ﴿27﴾ءَأَنتُمۡ أَشَدُّ خَلۡقًا أَمِ ٱلسَّمَآءُۚ بَنَىٰهَا
Transliteration: Aantum ashaddu khalqan ami alssamao banaha
Translation: 27. Ma idinkaa adag abuur ahaan, mise samada, wuu dhisay.
رَفَعَ سَمۡكَهَا فَسَوَّىٰهَا ﴿28﴾رَفَعَ سَمۡكَهَا فَسَوَّىٰهَا
Transliteration: RafaAAa samkaha fasawwaha
Translation: 28.Wuxuu (samada) kor yeelay jurmigeeda oo waliba simay.
وَأَغۡطَشَ لَيۡلَهَا وَأَخۡرَجَ ضُحَىٰهَا ﴿29﴾وَأَغۡطَشَ لَيۡلَهَا وَأَخۡرَجَ ضُحَىٰهَا
Transliteration: Waaghtasha laylaha waakhraja duhaha
Translation: 29. Oo ka yeelay mugdi habeenkeeda oo soo bixiyey maalinteeda (ifiyey).
وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ ﴿30﴾وَٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ ذَٰلِكَ دَحَىٰهَآ
Transliteration: Waalarda baAAda thalika dahaha
Translation: 30. Dhulka markaa kaddib fidshay.
أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا ﴿31﴾أَخۡرَجَ مِنۡهَا مَآءَهَا وَمَرۡعَىٰهَا
Transliteration: Akhraja minha maaha wamarAAaha
Translation: 31. Wuxuu ka soo saaray biyaheeda iyo baadkeeda;
وَٱلۡجِبَالَ أَرۡسَىٰهَا ﴿32﴾وَٱلۡجِبَالَ أَرۡسَىٰهَا
Transliteration: Waaljibala arsaha
Translation: 32. Buurahana wuu dhidbay;
مَتَٰعٗا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ ﴿33﴾مَتَٰعٗا لَّكُمۡ وَلِأَنۡعَٰمِكُمۡ
Transliteration: MataAAan lakum walianAAamikum
Translation: 33. Sahay aad leedihiin idinka iyo xoolahiinnuba.
فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ ﴿34﴾فَإِذَا جَآءَتِ ٱلطَّآمَّةُ ٱلۡكُبۡرَىٰ
Transliteration: Faitha jaati alttammatu alkubra
Translation: 34. Markase ay timaaddo musiibada weyni.
يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ ﴿35﴾يَوۡمَ يَتَذَكَّرُ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا سَعَىٰ
Transliteration: Yawma yatathakkaru alinsanu ma saAAa
Translation: 35. Maalinka uu Aadmigu xusuusan wuxuu falay oo dhan.
وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ ﴿36﴾وَبُرِّزَتِ ٱلۡجَحِيمُ لِمَن يَرَىٰ
Transliteration: Waburrizati aljaheemu liman yara
Translation: 36. Oo Naarta loo muujiyo qof (waliba) oo arkaya,
فَأَمَّا مَن طَغَىٰ ﴿37﴾فَأَمَّا مَن طَغَىٰ
Transliteration: Faamma man tagha
Translation: 37. Ma qofkii xad gudba.
وَءَاثَرَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا ﴿38﴾وَءَاثَرَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا
Transliteration: Waathara alhayata alddunya
Translation: 38. Oo door bida nolosha adduunkan.
فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ﴿39﴾فَإِنَّ ٱلۡجَحِيمَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ
Transliteration: Fainna aljaheema hiya almawa
Translation: 39. Hubaal Naarta waa hoygiisa.
وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ ﴿40﴾وَأَمَّا مَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ وَنَهَى ٱلنَّفۡسَ عَنِ ٱلۡهَوَىٰ
Transliteration: Waama man khafa maqama rabbihi wanaha alnnafsa AAani alhawa
Translation: 40. Qofkiise ka cabsada hor istaagga Rabbigi, oo ka reeba nafta hawa raaca.
فَإِنَّ ٱلۡجَنَّةَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ ﴿41﴾فَإِنَّ ٱلۡجَنَّةَ هِيَ ٱلۡمَأۡوَىٰ
Transliteration: Fainna aljannata hiya almawa
Translation: 41. Hubaal Jannada - waa hoygiisa.
يَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرۡسَىٰهَا ﴿42﴾يَسۡـَٔلُونَكَ عَنِ ٱلسَّاعَةِ أَيَّانَ مُرۡسَىٰهَا
Transliteration: Yasaloonaka AAani alssaAAati ayyana mursaha
Translation: 42. Waxay wax kaa weydiin (Nabiyow) Saacadda (Qiyaame) goortay tahay.
فِيمَ أَنتَ مِن ذِكۡرَىٰهَآ ﴿43﴾فِيمَ أَنتَ مِن ذِكۡرَىٰهَآ
Transliteration: Feema anta min thikraha
Translation: 43. Maxaa ku ogeysiiyey waqtigeeda? Waxaad tahay mid ka mid ah calaamadaha soo dhowaanshaheeda.
إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ ﴿44﴾إِلَىٰ رَبِّكَ مُنتَهَىٰهَآ
Transliteration: Ila rabbika muntahaha
Translation: 44. Waa xagga Rabbigaa halkay ku dhammaan (ogaanshaheeda).
إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخۡشَىٰهَا ﴿45﴾إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرُ مَن يَخۡشَىٰهَا
Transliteration: Innama anta munthiru man yakhshaha
Translation: 45. Waxaad uun tahay (Nabiyow) u dige kuwa ka baqa.
كَأَنَّهُمۡ يَوۡمَ يَرَوۡنَهَا لَمۡ يَلۡبَثُوٓاْ إِلَّا عَشِيَّةً أَوۡ ضُحَىٰهَا ﴿46﴾كَأَنَّهُمۡ يَوۡمَ يَرَوۡنَهَا لَمۡ يَلۡبَثُوٓاْ إِلَّا عَشِيَّةً أَوۡ ضُحَىٰهَا
Transliteration: Kaannahum yawma yarawnaha lam yalbathoo illa AAashiyyatan aw duhaha
Translation: 46. Maalinta ay arkayaan waxay ahaan sida inaysan ku nagaadin (adduunka) waxaan ahayn galab ama barqadeed.
Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download