quranm◉

Surah Al-Kafirun transliteration

◉ Suurad · ∞

109:1

قُلۡ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ ﴿1﴾

Transliteration: Qul ya ayyuha alkafiroona

Translation: 1. Dheh: Gaalooy.

109:2

لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ ﴿2﴾

Transliteration: La aAAbudu ma taAAbudoona

Translation: 2. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,

109:3

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ﴿3﴾

Transliteration: Wala antum AAabidoona ma aAAbudu

Translation: 3. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).

109:4

وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ ﴿4﴾

Transliteration: Wala ana AAabidun ma AAabadtum

Translation: 4. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).

109:5

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ﴿5﴾

Transliteration: Wala antum AAabidoona ma aAAbudu

Translation: 5. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).

109:6

لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ ﴿6﴾

Transliteration: Lakum deenukum waliya deeni

Translation: 6.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).

Transliteration source: English Transliteration by Tanzil. Used under Tanzil's non-commercial terms; see the source and latest updates at Tanzil. Tanzil translation download